TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Thursday 21 June 2012

Waa maxay dheecaan ka ka imaada farjiga dumarka ee loo yaqaano vaginal discharge asbaabo iyo cudurro keena se ma jiraan

Dheecaanada ay sameeyaan qanjirada ku jira gudaha xubinka taran ka haweenka iyo dhuunta hore ee makaanka dumarka ayaa dibada uga soo saara unugyada dhintay iyo cudur sababaha bacteria da loo yaqaano soo saaritaan ka qanjira daasi xubnaha taranka ay soo saaraan dheecaana daasi ayaa wuxuu xubin ka taran ka haweenka ka dhigaa mid nadiif oo ka caafimaad qaba caabuq ama infection.
Inta badan dheecaan ka ka yimaada xubin ka taranka haweenka waa mid caadi ah dumar kana waa ku kala duwan yihiin xaddiga dheecaan ka xubin kooda taran ka ka yimaada.
Dheecaan ka ka yimaada dumarka caafimaad ka qaba midab kiisu waa mid cadaan nadiif ah una eg caano caddaan ah wuxuuna inta badan yimaadaa xilliga caadada soo dhawdahay iyo inta ay caadada joogto.
waxaad dheecaan ka ka imaado xubinka taran ka haween ka ku arki kartaa is bedelo ay kamid yihiin in haweentu isku aragto dheecaan badan ama dheecaan leh ur ka duwan urtii dheecaanadii ay hore u arki jirtay isbedelada noocan ah haweenta waxa ay isku arki kartaa xilliyada qaar iyadoo caafimaad qabta xilliya daasi na waxaa kamida.
1: xilliga haweenta ukxan teeda ka soo go'ayso galka ay ku jiraan ukumaha waxaana loo yaqaanaa (ovulating ).
2: xilliga haweentu nuujineyso ilmo ( breastfeeding )
3: xilliga haweentu kacsan yahay dareen keeda.
Sidoo kale urta dheecaan ka ka yimaada xubin ka haween ka waxaa urta ay ku taqaanay ka bedeli kara in haweentu yeelato uur.
Haddaba is bedelada aan kor ku soo sheegnay wixii ka baxsan waxey cadeyn u tahay xaalado caafimaad daro oo soo wajahay xubnaha taran ka ee haweenta inshaa allaah na waa inoo soo socdaan.

Haddii dheecaan ka haweenta xubin keeda taran ka ka imaanaya uu leeyahay ur daran adag yahay is jiid jiidaya midab kiisuna yahay isku jir uuna jiro cun cun iyo gubasho gudaha xubin ka taran ka haweenka waxey calaamad u tahay caabuq iyo infection ka jira gudaha xubnaha taran ka haweenta.
Maxaa keena dheecaan ka jirrada ah ee ka yimaada xubinka taran ka haweenka?
Is bedel kasta oo ku dhaca xaddiga ama qiyaasta bacteria da normal ka ah ee ku nool gudaha xubin ka taran ka haween ka waxuu saameyn ku yeelanayaa urta midab ka iyo qaabka dheecaan ka ka imaada xubnaha taran ka haweenka.
dhowr sabab ayaa keeni karta in koror iyo hoos u dhacba ku yimaado bacteria da normal ka ah ee ku nool xubin ka taran ka haween ka isla markaana faaiido u leh xubin kaasi sababa haasina waxaa kamida.
1: qaada shada badan ee daawooyin ka antibiotics ka.
2: qabidda bacteria da loo yaqaano ( bacterial vaginosis) taasi oo ah bacteria keenta caabuq ama infection ku dhaca xubnaha taran ka haweenka bacteria dan waxaa inta badan laga helaa dumarka uurka leh iyo dumarka soo guur saday ama gogol la soo wadaagay dhowr nin.
3: qaada shada daawooyin ka uurka la isaga celiyo ayaa iyaduna sababi karta dhibaatadan.
4: kansarka ku dhaca dhuunta hore ee makaanka dumarka ayaa isagana sababi kara dhibaata daasi oo kale.
5: cudurada chlamydia iyo jabtada oo ah cuduro galmada lagu kala qaado ayaa iyaguna sababa dhibaata daas oo kale.
6: cudurka sonkorowga ayaa isagana kamida cudurada sababa.
7: in xubin ka taran ka haweenta la dhaqo laguna dhaqo wax yaabaha ka sameysan chemicals ka ayaa iyaduna ah asbaab kale oo weyn oo keenta dhibaatooyin kaan dumarka mareykanka ayaana arrintaan ku badan tahay.
8: cudurka loo yaqaano (PID ) ayaa iasguna ka mid ah cudurada keena dhibaata daas.
9: trichomoniasis oo ah infection uu dhaliyo gooryaan galmadana lagu kala qaado.
10: xaalad kale oo lagu magacaabo (vaginal atrophy) oo ah qafiifnimo iyo qaleel ku yimaada derbiyada banaanka ee xubinka taran ka haweenka marka haweenku gaaraan xilliga dhalmo deyska.
11: vaginitis. Oo ah cun cun ku dhaca gudaha ama hareeraha xubin ka taran ka haweenka.
12: yeast infection oo ah caabuq uu keeno cudur dhaliyaha fungus loo yaqaano ayaa isagana keeni kara dhibaatadaasi oo kale.
tilmaamaha noocyada dheecaan ee farjiga dumarka ka yimaada iyo waxa ay la macno yihiin waana sidan soo socota.

1: bloody or brown.
Oo ah haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu yahay midabkiisu brown ama uu ku jiro dhiig waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto dhibaato ah caado aan sax aheyn oo mar kasta iska imaata ama soo noq noqota sidoo kale dumarka ay ku dhacdo caado wareer ka ayaa iyaguna lahaan kara sidoo kale waxaa sababi kara kansarka ku dhaca dhuunta hore ee makaanka dumarka ama gudaha makaanka halka ilmuhu ku beermaan.
2: cloudy or yellow.
Oo ah haddii dheecaan ka haweenta ka imaanaya farjigeeda uu yahay mid leh midabka daruuraha ama midabka jaallaha waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto cudurka jabtada.
3: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu yahay mid sida xunbada oo kale ama midab kiisu yahay cagaar xigeen ama jaalle ay la socoto ur aad u xun taasi waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto
caabuq ama infection gooryaameed ka loo yaqaano ( trichomoniasis ).
4: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu u egyahay midab ka ( pink ) waxaa sabab u ah ama dheecaan kaasi uu yahay dheecaan ka imaada debiyada gudaha makaanka kadib marka haweentu ilmo dhasho xilliga umusha ayaana la arkaa.
5: haddii dheecaan ka haweenta farji geeda ka imaanaya uu yahay mid cad oo adag oo is jiidaya una eg subagga waxey la macno tahay in haween taasi qabto caabuqa khamiirka ee uu keeno cudur dhaliyaha fungus ka waxaa loo yaqaanaa ( yeast infection ).
6: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta midab kiisu uu yahay cadaan ama midab ka gray ga loo yaqaan ama jaalle uuna leeyahay urta kalluun ka oo kale waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto caabuqa ama infection ka loo yaqaano ( bacterial vaginosis ).
Haddaba dheecaan ka yimaada farjiga haweenka ayaa ah dhibaatooyin ka waaweyn ee dumarka la soo darsa dhibaatooyin kaan oo inta badan salka ku haayo cudurada iyo asbaabaha iyo cilladaha aan kor ku soo sheegnay isla markaana sababa in haweenka isku arkaan dhacaan aan caadi aheyn oo uu soo deynayo xubin kooda taran ka.
Dheecaan ka aan caadiga aheyn ee ka imaada xubnaha taran ka haween ka sida makaanka farjiga iyo meesha saxarada ka timaado intaba ayaa waxa uu muujinayaa astaamo digniin ah oo sheegaya in uu jiro cudur doonaya in uu aafeeyo xubnaha taran ka haween ka iyo guud ahaan caafimaad ka haweenta
Sidaasi aawgeed haddii aan soomaali ku sheegno qaar kamida dheecaanada aan caadiga aheyn ee ka yimaada xubnaha taran ka haweenka xanuunsan waxaa loola jeedaa ama laga wadaa ( malax da ka timaada xubin ka taran ka haweenka xanuunsan taasi macna heedu ma aha in dheecaanada ka yimaada farjiga haween ka oo dhan uu yahay malax balse dheecaanada dabiiciga ah ee haween ka ka yimaada ma aha kuwo haweenta dhib ku qabto mana wataan wax astaamo cudur sida gubadho cun cun xanuun iyo shiir markaa daran.
Haddaba cudurado badan iyo asbaabo badan oo sababa in haweenku yeeshaan dheecaan ka yimaada farjiga ayaa dumar badan ku keenaya dhalmo la'aan joogto ah xanuuno lagala kulmo gogosha caabuq ku fida xubnaha taran ka iyo guud ahaan dhiiga haweenta iyo ugu dambeynta khataro caafimaad oo badan kuwaas oo ay ku jiraan indha beelid hooyada ama ilmaha uurka ku jira intaba.
waxaa jiraan dumarka qaarkood oo xubin kooda taran ka markii uu waqti dheer dheecaan soo waday kadib ay ka soo baxaan bahalo nool nool oo markaa ishu qabaneyso xilliga wixii ka dambeeya caafimaad ka qofka rajo intee la eg baa laga qabaa?
Haddaba haddii aad leedahay xanuun ama uu jiro cudur ku asiibay dhibaatana kugu haya ama cudur kaasi uu u geystay wax yeelo qaar kamida xubna haaga ama ay jiraan xanuuno iyo cuduro la xiriira xubnaha taran ka ama cudurka iyo xanuun ka iyo dhibaatada ba ay hayaan qof kamida ehel kaaga ama asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha websitw kan dhaqaatiiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.

Saturday 9 June 2012

Ma ogtahay mise la socotaa in cuntooyin ka iyo daawooyin ka ay soo saaraan waddamada horumaray ay ka buuxaan sun yaal keena cuduro iyo xanuuno culus

Ma isticmaali laheyd
cunto ama daawo
caafimaad kaaga
waxyeello u keenaysa?
Jawaabtu
waa maya Haddaba waxaa jiraan
waxyaabo inta badan bulshadeena aanay
ogeyn oo beryahan
dunida laga
adeegsado. Waxaa beryahan aad u soo batay Cunto
aan geedo iyo xoolo midna ka
imaanin iyo daawooyin
cudurrada ay kuu
keenayaan ka
badan tahay
jirrada ay kaa daaweynayaan. Waa
la yaab, iyo
amakaag. Dad
badani waxa ay
aaminsan yihiin
cuntada iyo daawooyin ka
wadamada
horumaray in ay
yihiin wax fiican oo
cilmi baaris ku
salaysan, isla markaana
khibrad iyo qalab
wanaagsan lagu
sameeyay Oo
marna ba aynan
laheyn xumaan iyo khiyaamo .
Xaqiiq duse sidaa
wa ay ka fogtahay.
Dowladaha
horu maray ee
Yurub, Maraykanka, iyo kuwa
Asia ba , wax ma
beeraan, mana
warshadeeyaan mana iib geeyaan.
Kaliya waxa ay
adkeeyaan nabada kala
danbeynta, iyo
sharci dhowrka.

Waligaa ma arkeysid beer,
warshad, iyo
dukaan dowladda
Maraykan ku ay
leedahay, ama
dowladda Ingiriiska ama dowladda canada. Sidaa
darteed, wax kasta
oo waddanku soo
saaro waxaa iska leh
shakhsi ama
shirkad ka madax bannaan
dowladda.

Hubka ciidamadu
adeeg sadaan xittaa shirkado
gaar loo leeyahay ayaa ka iibiya dowladaha.

Shakhsi yaad ka ama
shirkadaha wax
beera, ama
warshadeeya, ama iib geeya
ujeeda dooda
koowaad waxa ay
tahay in
ay helaan faa’iida da
dhaqaale ee ugu badan waxaana loo yaqaanaa (Maximum
Profit).
Si ay ugu
suurto gasho
faa’iida daa tirada
badan, waxa ay u
samayna yaan wax kasta oo ay
awoodaan hano qoto awood,
khiyaano,
xadis, ama dil
mararka qaar.
Shirkaduhu si ay u
dedejiyaan faa’iidada
waa in ay badiyaan
wax soo saarka, sida
beeraha. Si ay u badiyaan wax
soo saarka
beeraha waa in ay
beeraan dhul
ballaaran. Dhibaatada se
waxa ay ka taagan tahay
beeruhu waxa ay u
baahan yihiin qorrax
joogto ah xilli kasta
Wadamada
horumaray intooda badan
ma helaan qorrax
joogto ah oo baraf
ayaa ka da’a,
xilli gaana waxba
lama beeri karo. Sidaa
darteed shirkaduhu
waxa ay sameeyaan
kiimiko lagu mudo
ama lagu buufiyo
geedaha xilliga xagaaga (Summer)
si loo dedejiyo
koritaan ka dhirta
isla markaana
dhirtu
ay u soo saarto dalag ama miro badan. Halka
shirkadaha
daawadana
falsafadoodutahay
in aan la daweyn cudurka ee xanuunka
kaliya la yareeyo, si
dadku had iyo jeer
ay ugu soo
noq noqdaan oo u
iibsadaan daawada.
Shirkaduhu waxa ay
sameeyaan daawooyin la
barxay
wax tar koodu na
liito. Dhakhaatiirtana
gacan saar
wanaagsan ayey la
sameystaan si ay
bukaanada ugu
qoraan daawooyin kaa
barxan. Isla
markaana
bukaan ka looga
sameeyo lacag tiro
badan. Waa silsilad taxan oo ku
saleysan khiyaamo iyo
luggooyo
muhiimadu na
tahay in shirkaduhu lacag badan helaan.

Waxaa isweydiin
mudan waa maxay
doorka dowladuhu?

Maxay u ogolaadeen
in shacab ka la dhibaateeyo oo
laga gado wax
dhib u keeni kara?

Dowladaha
horumaray ee reer
gal beed ka waxaa ka jira
baar lamaanno
go’aan
kasta oo dowladdu
qaadaneyso
ansixiya. Xildhi baanna da
baarla maan ka
waxaa
soo doorta
shacabka. Sidaa
darteed shirkaduhu waxa ay
lacag badan siiyaan
xildhibaanada int
aan la soo dooran ee
ay musharixiinta
yihiin. Musharaxu wuxuu lacagaha shirkadaha u
adeeg sanayaa
ololaha doorashada
uu u
tartamayo.
Haddii musharaxu ku
guuleysto
doorashada ,
shirkaddii lacagta
siisayna waa ay
guuley satay Oo hadhow
baarlamaanka lama
horkeeni karo
mooshin ka soo
horjeeda
shirkadaha xumaanta wada.

Haddii la
horkeenana
mooshin kaasi wuu
guul darrey sanayaa
(Lobbying). Waxaa ka loo jiraan laamo
kormeer ah oo
dowladuhu
leeyihiin. Kuwaa soo
shatiyo
siiya shirkadaha isla markaana kormeer
ku sameeya
nabad gelyada iyo
tayada
alaabooyinka
shirkaduhu sameeyaan
ama iibiyaan
Kormeera yaashuna
sida xildhibaana da
waxa ay intooda
badan gacan saar la
yeeshaan
shirkadaha loo gu
talo galay in ay
xumaan tooda
qabtaan ama sheegaan.
Waxaa la yaab ah in
la arko dad badan
oo shirkado kala
duwan madax ka
ah oo shaqada ka taga si
ay kor meere ugu
noqdaan
dowladaha kadibna
doorasho u
gala xildhi baannimo oo
ku guuleysta.

Kadib na wasiiro
noqda ama wax ka
sii sarreeya Oo
marka ay shaqada dowladda
ka tagaanna dib
ugu noqda
shirkadi hii
hore ee ay u
shaqeyn jireen, waliba
darajo heer sare ah
ka qabta (Revolving
Door). Marka
miyaanay iska
caddeyn in musuq maasuqu
carriga galbeed ka
kaga
soo faafay dunida.
Arrinta kale ee jirta
waxa ay tahay in dowladaha
horumaray ay
mararka qaar
ogaadaan oo
qabtaan alaabada
xun ee shirkadu hu
sameeyaan sida
cuntada iyo daawada isla
markaana ay
adkaato in la ciqaabo oo la xiro
shirkadda, sababta
oo ah waxaa u
shaqeeya
muwaadiniin
badan oo laga baqayo in ay
mudaaharaadaan.
Sidaa daraadeed
shirkadda iyo
dowladdu waxa ay
heshiis ku galaan in alaabta
xun aan waddanka
lagu gadin laakiin
dibadda loo
dhoofiyo (Export
Quality ), ama dowladuhu
iibsadaan oo deeq
ahaan loogu geeyo
wadamada faqrigu
ka jiro ama xeryaha
qaxootiga.
Tanina waa qaab kale oo
qashinka dibadda
loogu iib geeyo.

Cuntooyinka iyo
daawooyin ka
sumeysan si degdeg ah
dhibaato ugu ma
geystaan
dad ka quuta Difaaca jirka waxa
y ku qaada taa waqti inuu la dagaalamo
sunta oo ka
guuleysto. Suntana
marka
ay yartahay si tartiib tartiib ah ayey
dad ka u dishaa.

Sidaa darteed
waxaa
adag in la cadeeyo
sababaha rasmiga ah
ee ay u dhinteen
dad ka isticmaala
y cuntooyin ka iyo
daawooyin ka
sumeysan.
Waxaa ka loo jirta
wax yaabo badan oo
dad ka si tartiib ah u
wax yeelleeya oo ay
kamid yihiin qiiqa
baarbuurta, cusbada,
iyo buurnaanta .
Sidaa darteed lama
garan karo in qof ka
ay dishay cunto uu
bil ka hor cunay ama daawo uu labo
todobaad ka hor
liqay, ama qiiqa
gaarigiisu in uu
keenay kansarka
feeraha iyo malawad ka kaga dhacay.
Had
iyo jeerna tani waxa
ay caqabad ku
noqotaa
maxkamadaha
caddaaladda gooya oo caddeyn
rasmi ah ku waaya
shirkadaha dadka
sumeeya illeen
kormeera yaasha
dawladda ee suntan cadeyn lahaa waxa ay
dhinaca kale ka la
shaqeyna yaan
shirkaddii sunta
sameyneysay .
Shirkaduhu si ay u sii wadaan lacag
raadis kooda qaab ka
daran, kuma filna in
a ay hantiyaan
dowladaha iyo
shaqaala hooda kor meerka oo
keliya
Shacabkii alaabta
laga gadi lahaa
iyagana waa in la
hantiyaa.
Xayesiis ayaa shacabka na
lagu hantiyaa
Meel kasta oo
aad adduunka ka
joogto waxaad ku
arkeysaa Coca Cola® waligaa ma
is
weydiisay waxa ay
tarto
Coca Cola® iyo
waxa ay ka
samey san tahay,
gaajo iyo harraad
midna ma tirto,
daawana
hadal keeda ba daa
Hadana meel kasta waa lagu
cabayaa, sababtoo
ah
waa na loo
xayeysiiyay.
In kastoo
kookadu wax ba yey ku
tarine aanay wax
badan
oo dhibaato ah ku
gaar siineynin hadana waxaa jiraan
daawooyin iyo
cuntooyin badan oo
wax yeela doodu ay
ka
badan tahay manaa facaad kooda.

Tusaale waxaa
inoogu filan dalka
Mareykan ka oo
musuq maasuqa aan
hore u soo sheegnay oo
dhan looga dhaqmo
Maray kan ka
beera hiisa iniinyo
dhalan
geddisan ayaa lagu beeraa (Genetically
Modified Seed).

iniinta marka
dhulka lagu aaso
waa la bacrimiyaa
(Fertilizers) geed ku marka uu baxana
waxaa lagu
buufiyaa cayayaan
dile (Insecticides,
pesticides and
herbicides), miraha marka la gurana
daawo ayaa lagu
buufiyaa si
cimriga miraha loo
dheereeyo
(Pasteurization) haddii la
qasacadeyna yana
waxaa lagu daraa
dhadhan dheeraad
ah oo macaaniya
(Food Additives) waxaa ka loo lagu
daraa midabbo kala
duwan
(Food Coloring)
Kiimi kadaa oo dhan marka hal walax ama hal shey oo
cunto ah lagu daro,
daasadda cunta da
a ah intee boqol kiiba
ayaa cunto ah intee se boqol kiiba kiimiko ah?

Mase lagu tilmaami karaa cunto? Intaa
oo dhan ka gadaal
ayaa waliba warqad
dowlada ka socota
lagu dhajina yaa
cuntada oo oraneysa “dowladda ayaa
hubta saxada
walax dan
cuntada ah” tusaale ahaan mareykan ka (FDA
approved). Hilib ka iyo caana ha lo’da
haddan tusaale
u soo qaadanno lo’da waxaa lagu
koriyaa
geedo asal kooda horeba sumaysan
sidaan hore u soo
sheegnay. Kadib neef ka saca ah
waa la tallaalaa
(Vaccine) kadib
waxaa la siiyaa daawooyin iyo
dheecaanno ka la
duwan oo koriya
jeermis kana ka dila
(rBST, BSG, and
Antibiotics). Marka caanaha la liso caanaha waxaa laga
saaraa dufan ka
subagga ah
waxaana
lagu daraa (Pasteurizers) iyo
(Vitamin D&E).
Marka la qalo xoolaha
wax yaabaha hilib ka
lagu daro iyagu ma
aha kuwo aan qoraal ku soo koobi
karno. Dadka ku nool waddamada horumaray
sun
badan ayey
isticmaalaan ama
cunaan. Mar haddii cuntada dhirta,
hilibka, iyo caanuhu
ay
sidaa u
samey san yihiin daawada ayaa kasii daran. Haba
soo hadal qaadin
waxyaabaha kale ee
suntoodu khatarta
badan leedahay sida:
1: shaambada
2: saabuunta

3: kareemada madaxa
iyo
jirka
4: daawada lagu
cadeysto
5:
wax yaabaha haween ku isku
qurxiyaan kuwa la
isku
carfiyo IWM.

Markasta oo
isticmaal koodu bato, khatartuna
waa ay sii
badaneysaa. In
suntu ku
badan tahay
waddamada horumaray waxaa caddeyn u
ah, waxey waddama daasi kow ka
yahiin uguna horeeyaan cudurada dad ka ku dhaca,
gaar
ahaan cudurada khatarta ah sida
1:
kansarka (Cancer)
2: sonkorta (Diabetes),

3: dhalmo la'aanta (infertility)
4: wadno xanuunka
(Heart Disease), 5: baruurta (Obesity )
6:
buufiska
(Depression)
7:
qallalka (Seizure
and Paralysis)
8:
gariirtada (Parkinson’s)
9: lafo
xanuun ka (Arthritis
Pain)
10: iyo cudurrada
maskaxda sida:

illowshaha
( Memory Loss and Alzheimer)

Cuduradan halista
ah kuma badna ama
lagama
yaqaano Somalia
iyo wadamo kale oo badan marka laga reebo qodob ka dhalmo la'aanta ragga iyo dumarka oo iyaduna kaalin weyn ku leh sumeynta dadka ee cuntooyin ka iyo daawooyin ka dadku isticmaalo ee laga keeno dalal ka horumaray.
Hadda ba haddii aad wal wal ka qabto cuntooyin ka iyo daawooyin ka sumeysan ee dadkeenu sida indha la'aanta u isticmaalo ama ay jiraan dhibaatooyin caafimaad oo ku hayya ama uu jiro cudur markaa kuu keenay xaalado aan wanaag saneyn ama uu jiro xanuun iyo cillad ku heysata oo aad garan weysay waxa ay tahay ama ay jiraan dhibaatooyin la xiriira xagga taran ka dumar iyo rag intaba inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah daawooyin wax tar kooda la hubo si aad u hesho daryeel caafimaad si aad u hesho caawimaad bi idnillaah mahad sanidiin.

Monday 4 June 2012

Ogeysiis muhiim

dhamaan maamul ka dhaqaatiirta iyo howl wadeena da xarumaha caafimaad ka ee website yadan waxa ay ogeysiina yaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha xarumaha caafimaad ka ee website yadan iyo akhris tayaasha dhamaan tood in ay jiraan shaqsi yaad soomaali ah oo doonaya in ay carqaladeeyaan adeeg yada iyo howlaha caafimaad ka ee xarumaha iyo website yadan ba u hayaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Xarumaha iyo website yadan caafimaad ka 12 kii sano ee ay soo jireen waxaa alle gargaar caafimaad ka siiyay sababna uga dhigay in ay caafimaad ka helaan dad gaaraya 75000 oo qof dad kaas oo isugu jiray dad qabey cuduro halis ah kuwa markaa dhalmo la'aan heysatay taran koodana xumaa sababo badan aawgood kuwo cuduro daraadood la curyaamay dad dhimir ka beelay oo markaa aan waxba kala ogeyn iyo sidoo kale dad qabey cuduro iyo cillado kale oo fara badan meelo badana la geeyay xal caafimaad oo waarana looga soo waayay markii dambena alle ku caafiyay marka daawooyin iyo qalab ba looga diray xarumaha iyo website yadan caafimaad ka.

Dhinaca kale 12 kii sano ee ay shaqeynayeen xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda ba waxaa aqoon kororsi xagga caafimaad ka ah iyo talooyin caafimaad ba ka helay dad gaaraya 950,000 oo qof
Kuwaasi oo kala jooga dhamaan dunida dacala deeda.

Sidoo kale maamul ka iyo dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda ba waxa ay hirgelinta mashruucan ku bixiyeen hanti gaareysa 3000,000 oo dolar hanti daas oo ku baxday kaliya qalab ka lagu kontaroolo daawooyin ka iyo kuwa lagu keydiyo iyo kuwa lagu hagaajiyo qalab ka ay adeeg sadaan dhaqaatiirta oo kan ugu sahlan lagu soo iibiyay hanti ku dhow
15,000 oo dolar.
Sidoo kale 12 kii sano ee xarumaha caafimaad ku soo jireen waxa ay caawiyeen dad aan awoodi karin in ay iibsadaan daawooyin ka xarumaha bixiyaan dad kaas oo gaaraya 2880 oo qof.

Website yadan xarumaha caafimaad ka waxaa maalin kasta daalacda isla markaana culuum iyo mowduuc yo caafimaad ka banii aadam ka la xiriira ka hela dad gaaraya ilaa 15000 oo qof maalin kasta.

hal qoraal iyo laba midna laguma soo koobi karo wax qabad ka xarumaha caafimaad ka ee website yadan balse waxaa walaala yaal nasiib dara ah in shaq siyaad waliba soomaali ah in ay isku dayaan in ay carqaladeeyaan howlaha muhiim ka ah ee xarumaha caafimaad ka dadweynaha soomaalida u hayaan.
xaqiiqda ayaa waxa ay tahay wax qabad ka iyo dadaalka joogtada ah ee xarumahan caafimaad ka iyo website yadooda in dadweynaha soomaaliyeed ogyihiin meel kastaa ba ha joogeen dhan kale dadka isku dayaaya in ay hor istaagaan wax qabad ka website yadan iyo xaruma hooda caafimaad kaba waa in ay ka waan toobaan falalka xun ee ay ku kacayaan mana aha in haddii aad awoodi kari weyso in dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ka aad ku qanciso baahidaada caafimaad isla markaana aad u muuqato qof aan daawooyin la siin karin ama akhlaaq daada tahay mid aan wanaag saneyn ma aha in aad isku deydo in aad been abuur ka sameyso xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda isla markaana dad badan oo walaala haaga soomaali yeed aad marin habaabiso adigoo adeeg sanaya been kuna been abuura naya dhaqaatiirta maamul ka iyo guud ahaan xarumaha caafimaad ka website yadan.
xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda ba waxa ay u furan yihiin dhamaan bulsha weynta soomaalida iyagoona ka helaya adeegyo caafimaad dhamaan cudurada iyo cilladaha muuqooda iyo qoraal kooda ba ku jiraan website yada cid kasta oo soomaali ah oo xanuun saneysa meel kasta oo ay dunida ka joogto dhaqaatiirta iyo maamulka xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda ba waa u diyaar marka haddii aad tahay qof xanuun sanaya waa in aad dhaqaatiirta la soo xiriirtaa si markaa inshaa allaah laguu daaweeyo lagaagana caawiyo cudurka iyo xanuun ka markaa ku haya balse ma haboona in aad meelaha inta been la istaagto ama comments yo been ah ku qortid website yada xarumaha caafimaad ka adigoo markaa fulinaya u jeeda daada gaar ka ah balse aanan eegeynin maslaxada iyo kheir ka ummada soomaali yeed ka helayso xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda haddaba dadka falalka anshax darada ku kacaaya waxa ay xarumaha caafimaad ka uga digayaan in ay ka waan toobaan falalka ay ku kacayaan isla markaana joojiyaan dhamaan baahi daada caafimaad ka waxa aad soo weydiin kartaa dhaqaatiirta xarumaha iyo website yada caafimaad ka adigoon been abuur iyo anshax daro midna aan sameyn dhaqaatiirta waxa ay heegan buuxa u yihiin sidii ay adiga kuu caawin laheyd una caawin laheyd bulshada kale ee xanuun san marka dhamaan bulshada soomaali yeed waxaan uga digeynaa dad kaas xuma wada yaasha ah doonaya na in ay xumaan kala dhex dhigaan bulshada soomaali yeed iyo xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda.
Dhamaan maamulka dhaqaatiirta iyo guud ahaan howl wadeenada xarumaha caafimaad ka websiyadan waxa ay gacmo furan niyad sami ku soo dhaweynayaan dhamaan bulshada soomaaliyeed inta xanuun san allaha caafiyo annaguna waan ku dadaali doonaa inshaa allaah inta caafimaad qabtana allaha u ziyaadiyo inta wadooyin ka khaldan heysa allaha soo hanuuniyo inta hanuunsan allaha u ziyaadiyo dhamaan macaamiisha akhrista yaasha walaalaha soomaali yeed waad salaaman tihiin waana mahad san tihiin assalaamu caleykum warax matu llaahi waba rakaatuh.

Diyaarinta
Maamulka.
Xarumaha caafimaad ka.
Xafiiska nairobi.