TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday 7 July 2012

Ma ogtahay mise la socotaa dhibaatooyinka ay sababto xaalada lagu magacaabo endometriosis oo ka mida cudurada ku dhaca xubnaha taran ka ee dumarka

Endometriosis waa dhibaato guud
keentana xaalado caafimaad daro oo
saameysa boqolkiiba 10 dumar ah.
Endometriosis waa xaalad ka dhalata
unug yada dhiiga caadada ee gudaha
makaanka dumarka oo laga helo meelo aan caadi
ahayn oo jirka kamida waa xaalad
keenta in unugyada dhiiga caadada ee
gudaha makaanka u soo baxaan dibada
makaanka iyagoona ku tarma meelo ka
baxsan gudaha makaanka dumarka. Badanaa in kastoo endometriosis ku
dhici karo lafaha miskaha balse guud
ahaan endometriosis wuxuu dhalin karaa
astaamo badan
sida xanuun miskaha oo joogto ah sidoo
kale endometriosis wuxuu sababaa dhalmo la'aan joogto ah. Maxaa keena
endometriosis?
Hadalka ugu caamsan waxaa weeye
waqtiga dumarka caadadu ay heyso ayaa
Unuga caadadu wuxuu dhaafaa dib dib
isagoo sii dhex maraya tubooyinka makaanka iyo lafaha miskaha
dhexdooda halkaas oo marka unuga
caadadu gaaro uu ku dhagayo isla
markaana uu ku korayo.
Endometriosis wuxuu ka mid yahay
cudurada aad ka ugu fida dhaxal ka, markaa waxa ay u badan tahay inuu
kugu dhaco haddii hooyadaa
ama dumarka kale ee qoyskaaga ahi ay
qabeen.
calaamadaha caamka ee endometriosis
waxaa ka mid ah: 1: dhabar xanuun aad u daran oo joogto
ah isla markaana haweenta si joogta ah
u hayya oo aaney waxbo ka qabsaneyn
sidoo kale dumarka qaarkood ayaa
dhabar xanuun kaas aawgii dhaqaatiirta
ugu sameeyaan qalliin xagga dhabarka ah.
2: Xannuun xagga caadada ah dumarka
oo ku xanuun sada caadada iyagoona
dareema xanuun ubucda hoose oo aad u
daran.
3: Xannuun xilliga galmada dumarka oo dareema xanuun badan xilliga ay la
galmoonayaan ninkooda.
Xannuunka miskaha ee wakhtiyada
kale ee wareega caadada
4: Tamar yari tabarta oo aad uga yaraata
dumarka. 5: socodka caloosha oo xanuun leh ama
calool istaag joogto ah.
6: dhalmo la'aan ama hakad ku yimaada
dhalmada.
Dumarka qaarkood oo ay dhibaato ka
haysato uur qaadista waxaa la arkay in ay qabaan endometriosis, xitaa iyagoon
laheyn
calaamadaha aan kor ku soo sheegnay.
Sidee ayey u saameysaa oo hakad u
gelisaa endometriosis uur qaadista
dumarka? Waxaa jira sababo badan oo dhaliya
dhalmo la'aanta waxaana laga yaabaa in
ay jiraan wax ka badan hal sabab oo
keeneysa dhalmo la'aanta lammaane
kasta. Endometriosis waxaa laga heli
karaa dumarka ay dhibka ka heysato in ay uur qaadaan. Inta ugu yar ee unug
nabar ah oo uu sababey endometriosis
ayaa sababi kara in ay dumarka ka
xirmaan tuubooyin ka makaanka taasi
oo la macno ah mar haddii tuubooyin ka
makaanku xirmaan dhalmo la'aan joogto ah oo dumarka la soo darista.
arrinta ugu weyn ee keenta sababta
endometriosis waxaa ka mid ah:
1: ukumaha dumarka oo noqda kuwo
howl gab oo aan la fal gali karin ukxanta
ku jirta shahwada ragga 2: haweenta oo xubna heeda taranka soo
saaraan sun dabiici ah
oo lid ku ah shahwada ragga marka
gudaha xubinka taranka haweenka
shahwo raggeed soo gasho.
Si kastaba ha ahaatee endometriosis ayaa ah xaalad haddii aan deg deg loo
daaweynin keeni karta dhalmo la'aan
joogto ah dhiig bax keeni kara dhimasho
xanuun joogto ah haba ugu darnaadaan
dhabarka iyo miskaha makaanka
dumarka oo dibada ku soo dhaca dhicin ilamaha uurka ku jira in ay xirmaan
tuubooyin ka makaanka dumarka qatara
daas oo dhan waxaa sabab u ah
endometriosis oo aan si rasmi ah la isaga
daaweyn.
digniinta ah in dumarka aysan ku deg degin qalliin lagu sameeyo dumarka
qaba cudurkaan ayaa ah mid aad iyo aad
u heer sareysa waayo haddii la damco
cudurkaan in qalliin lagu xalliyo taasi
waxa ay keeneysaa aafooyiin cusub oo
soo wajaha xubnaha taranka ee haweenka taasi oo ay ka mid tahay iney
xirmaan tuubooyin ka makaanka in
dhaawacyo culus soo gaaraan tuubooyin
ka makaanka ama lagaba gooyo
haweenta in haweenta laga saaro
dhamaan makaanka iyo xaalado kale oo ay kamid tahay in haweentu weyso oo
uusan dib ugu dhicin dhiiga caadada
umuurahan oo dhamaantood salka ku sii
wato xanuuno iyo cillado kale sida in
haweentu isu furmaan kanaalada
saxarada iyo kaadida sidoo kale in saxarada iyo kaadida ceshan weyso
dhamaan umuurahan waxa ay
yimaadaan kadib marka la sameeyo
qalliin la doonayo in lagu daaweeyo
cudurkaan endometriosis iyadoona
cudurkaan uu leeyahay haddii alle idmo daaweyn la hubo oo ku siman laba bilood
daaweyn taas oo toos u bogsiin doonta
cudurkaan iyadoon wax dhibaata ah oo
ka dambeysa aysan jirin inshaa allaah
haddaba dumarka soomaaliyeed
hooyooyin ka soomaaliyeed waxaan uga digeynaa qalliinada arxan darada ah ee
looga sameeyo xubnaha taranka kuwaas
oo ku keenaya xanuuno cillado iyo
dhalmo la'aan joogto ah intaba.
haddaba haddii aad leedahay dhabar
xanuun joogto ah isla markaana daawo kasta aad u qaadatay dhaqtar kastana
aad ula tagtay ama qaliino lagaaga
sameeyay dhabarka ama dhaqaatiirtu ku
dhaheen dhabarka ayaa lagaa qalayaa
ama aad isku aragtay qeybo badan oo
kamida calaamadaha aan kor ku soo sheegnay ama uu jiraba xanuun iyo cudur
markaa saameyn kugu yeeshay
caafimaad darina kuu keenay ama
xanuun ka iyo cudurka uu hayo qofka
mida ehel kaaga asxaab taada la soo
xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay
daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo
xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo
rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad
inshaa allaah mahad sanidiin.