TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday 18 August 2012

Ciid mubaarak

Assalaamu caleykum waraxma tullaahi wabara kaatuh haddi aynu nahay maamulka dhaqaatiirta iyo howl wadeena xarumaha caafimaadka takhasusiga iyo website yadooda waxa aan halkaan ka salaameynaa munaasabada ciidul fidriga dhamaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha sharafta leh akhrista yaasha iyo guud ahaan ba ummada soomaaliyeed waxaana alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo soomkii bisha ramadaan ee noo dhamaaday ilaahay kheir keeda iyo fadligeeda ha ina siiyo camaladii wanaagsanaana allaha noo aqbalo ciid wanaagsan ayaan leenahay dhamaan ummada soomaaliyeed ciidan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo caafimaad iyo barwaaqo inta xanuun san waxaan alle uga baryeynaa in uu siiyo caafimaad deg deg ah kuwa caafimaad qabana allaha u ziyaadiyo dalkeeniina allaha noo xasiliyo abaaraha iyo dhibaatada allaha naga dulqaado inshaa allaah dhamaan ummada soomaaliyeed waxaan leenahay ciid wanaagsan.
Inshaa allaah bi idni llaah al kariim xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda intaba waxa ay sii dar dar gelin doonaan wax ka qabadkii baahida caafimaad ee bulshada soomaaliyeed ee horaan looga bartay hadii ay ahaan laheyd daaweynta bulshada meel kasta oo ay soomaali ku nooshahay iyo haddii ay ahaan laheyd xagga aqoon kororsiga oo bulshada laga soo dhiso xagga aqoonta caafimaad ka bulshada iyo iyadoo xarumaha caafimaad ka sii xoojin doonaan daryeelka caafimaadka bulshada haddaba haddii alle ka raali noqdo sidii aad hore uga barateen xarumaha caafimaadka takhasusiga waxaa diyaar idiin kugu ah dhaqaatiir khibrad iyo aqoon u leh xanuunada ay daaweynayaan isla markaana isku howlay sidii bulshada ay u heli laheyd macluumaadyo ku saabsan caafimaadka iyo daaweyn intaba marka walaala yaal waad salaaman tihiin ciid wanaagsan ciidan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo caafimaad iyo barwaaqo inshaa allaah mahad sanidiin.