TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday 17 October 2012

Waa maxay buro? Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka banii aadamka. Buro waxa ay timaadaa marka ay dhacdo isu dheeli tir la'aan xagga qeybsamida unnuga culimada qaar ayaa iyaguna aamin san in buradu tahay calaamad infection ama caabuq weyn sababna ay u tahay difaaca jirka oo hoos u dhac uu ku yimaado. Waxaa jiraan darsano burooyin ah oo kala nooc ah magac yada burooyin ka leeyihiina inta badan waxaa loogu magac daraa halka ay ka soo dhashaan xubin ka ay ka soo dhashaan ayaa loogu magac daraa tusaale ahaan (burooyin ka dhuunta Ama makaanka). Buro waa wax adag oo uruursan kana duwan burooyin ka fiixda loo yaqaano. Buro waxa loo qeybiyaa laba nooc oo kala ah. 1: benign iyo 2: malignant. Macnaha burooyin ka benign ka loo yaqaano waa burada ku eg halka ay ka soo baxday isla markaana aanan ku fideynin xubnaha kale ee u dhow wax yeelana ku beereynin balse waxa ay lahaan kartaa koriimo intii ay doonto macnaha meesheeda ayey ku kori kartaa kuna badan kartaa oo hal xubin kaliya ilaa 8 buro ayaa ka soo wada bixi kara kuna kori kara balse badanaa burooyin ka benign ka loo yaqaano ayaa si tartiib tartiib ah u kora intooda badanna burooyin ka noocan ah ma keenaan dhibaato weyn daaweyn rasmi ahna waa leeyihiin bi idnillaah. Malignant iyaduna waxaa loo yaqaanaa burooyin ka ku fida jirka taasi oo la macno ah noocyada burooyin ka malignant waxa ay ku fidaa xubno aan aheyn xubintii ay ka soo baxday sidaana waxa ay ku wax yeeleysaa xubno badan oo jirka banii aadamka kamida burooyin ka malignant waxaa loo yaqaanaa burooyin ka kansareysan. Nooc yada burooyin ka. Breast fibroadenoma. Fibroadenomas waxey kamid tahay burooyin ka benign ka waxa ayna ka soo baxdaa kuna kortaa naasaha buradan marka gacanta lagu taabto waxa aad dareemeysaa adeeg wareegsan dhaq dhaqaaq ayeyna sameysaa waxaana la rumeysan yahay in saameyn ay ku leeyahay imaatin keeda hormoon ka estrogen ka sababta oo ah badanaa burada noocan ah waxa ay ka soo baxdaa dumarka uurka leh iyo dumarka gelaya waqtiga dhalmo deyska kuwaas oo jirkooda uu soo saaro xaddi badan oo ah hormoonka estrogen ka iyo sidoo kale dumarka qaadanaya daawooyin ka HRT ga (hormone replacement therapy). Waxaana qatar ugu jira in buradan ay ka soo baxdo dumarka ku jira da'da u dhaxeysa 30 ka sano ilaa 35 sano. Baaritaan ka ultrasound ka loo yaqaano ayaa wuxuu dhaqaatiirta ka caawinayaa in la kala sooco burada fibroadenoma iyo bararada kale ee naasaha dumarka ku dhaca. Dhaqaatiirta ayaa u adeegsada buradan qalliin oo kaliya mararka qaarna faraha ayey ka qaadaan balse dhaqaatiirta website kan iyo xarumahooda caafimaad ka ayaa alle ku guuleeyay daaweyn rasmi oo buradan loo qaadanayo muddo 2 bilood ah inshaa allaah. Fibroids: Fibroids iyaduna waxa ay kamid tahay nooc yada burooyin ka benign ka loo yaqaano waxaana kamid ah 1: hard fibroids. 2: soft fibroids 3: keloid fibroids. Waxa ayna ka soo baxdaa dhuunta iyo meelo kaleba. Uterine fibroids Uterine fibroida ama myomas waxa ay kamid tahay iyaduna nooc yada burooyin ka benign ka loo yaqaano taas oo ka soo baxda isla markaana ku korta derbiyada makaanka. ilaa imika lama garanayo asbaabta rasmiga ah ee sababta burada noocani balse culimada caafimaad ka ayaa isku raacsan in ay sababto buradaan sare u kaca ku yimaada hormoonka estrogen myomas kuma dhacdo dumarka ilaa ay ka qaan gaaraan waana burada ugu badan ee dumarka makaanka kaga dhacdo marka laga reebo fiixyada ka soo baxa makaanka. Calaamadaha waxaa kamida 1: dhiiga caadada oo muddo badan iska socda 7 maalmood iyo ka badan. 2: dhiig aad u badan oo yimaada inta u dhaxeysa caadooyin dumarka dhexdooda. 3: xanuun caloosha hoose ah. 4: qabsin caloosha ah caloosha oo aan qofka soconin. Noocyada burooyin ka ma aha kuwo aan halkaan ku soo wada koobi karno balse waxaan inshaa allaah uga hadli doonaa qeyb qeyb si markaa dadkeena soomaaliyeed u ogaadeen waxa ay yihiin burooyin ka nooc yadooda iyo dhibaatooyin ka ay ku keenaan banii aadamka iyo daaweyntooda dhamaan inshaa allaah. Maanta waxaan inshaa allaah ku soo qaadaneynaa mowduuceena burada loo yaqaano myoma. Myoma waa buro adag waxaana ay ku bilaabataa muruq jilicsan oo si aad ah ugu kora gudaha ilma galeenka waxa ayna kamid tahay burooyin ka aan xumeyn macnaha kuwa aan isu beddelin cudurka kansarka waxaana badanaa loogu yeeraa (fibroid tumor). Myoma waxa ay leedahay noocyo dhowr ah waana ay ku kala duwan tahay xagga size ka iyo tirada intaba waxaana badan noocyada yar yar kuwaas oo inta badan aan laheyn calaamado qofka dhib ku keena sida xanuun oo kale nooc yada yar yarka ah ee burada myoma isla markaana laheyn sababeyn xanuun iyo dhibaato uma baahna daaweyn 25% kii buro ee myoma ayaa sababta xanuuno una baahan in la daaweeyo. burada myoma ayaa waxa ay u kortaa laba qaab oo kala ah. 1: qaab myoma hal unug le ah taas oo macnaheedu yahay in nooca buradani u korto qaab hal buro ah. 2: qaabka labaad waa nooc u korta dhowr buro myoma ah oo meel kaliya ka soo wada baxaan isla markaana iyagoo fara badan hal meel ka soo wada baxa isla markaana sameeya koriin wada jir ah waxa ayna cabir ahaan gaartaa burada myoma inta u dhaxeysa 1 mm ilaa 20 cm diameter. Myoma waa burada ugu badan ee Lagu sameeyo baaritaano aad u fara badan sababtoo ah waa burada ugu badan ee dumarka ku keenta in makaanka ama ilmo galeenka dumarka laga saaro. In kastoo myoma tahay buro haddana ma aha noocyada burooyin ka kansareed. Sababta rasmiga ee keenta in dumarka ka soo dhashaan burooyin kaan myoma ilaa immika si rasmi ah looma yaqaan balse burooyin kaan ayaa dumarka waxa ay ka soo dhashaan xilliga dumarka ay ku jiraan dhalmada oo aysan wali dhalmo deyska noqon waa inta u dhaxeysa 25 sano ilaa 50 sano. burada myoma kama soo baxdo dumarka aan qaan gaarin sababta ayaana ah myoma waxa ay dumarka ku dhacdaa xilliga dumarka jirkooda uu bilaabo in uu soo saaro hormoon ka loo yaqaano estrogen. Myomas waxa ay aad u kortaa xilliga dumarka ay leeyihiin uur sababta ayaana ah jirka dumarka uurka leh oo xilligaasi soo saaraya hormoon ka estrogen oo tira badan. Mar haddii haweenku gaaraan xilliga dhalmo deyska isla markaana caadadii ka joogsato burada myomas guud ahaan waxa ay joojineysaa koriimada sababtoo ah xilligaas dumarka jirkooda waxa uu joojinayaa soo saaristii hormoonka estrogen ka taas oo ku keeneysa in buradaasi hoos u dhac ku yimaado suura gal na ka dhigi karta in ay baaba'do ama dhamaato. dhaqaatiirta chemicals wax ku daaweysa waxa ay u adeeg sadaan Daaweynta buradaan qalliin qalliin kaas oo dumarka looga saaro ilmo galeen ka taas oo dumarka ku keenta ma dhaleysnimo joogta ah. Dhamaan dadkeena soomaaliyeed waxaan ugu bishaareyneynaa in dhaqaatiirta iyo xaruma hooda caafimaad ka idiin diyaariyeen daaweyn rasmi ah oo ku aadan dhamaan nooc yada burooyin ka Haddaba haddii aad leedahay mid kamida nooc yada burooyin ka isla markaana dhaqaatiirtu kuu sheegeen in xubin kamida jirkaaga ka soo baxday buro xal daaweyn oo rasmi ahna aadan wali u helin aad na dareemeyso xanuun iyo dhibaatooyin ay kuu keeneen burooyin kaas ama burooyin kaasi sababeen in uu hakad ku yimaado tarankii ama burooyin kaasi lagu sheegay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan iyo xaruma hooda caafimaad ka dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn la hubo oo rasmi ah inshaa allaah dhaqaatiirta ayaa bi idni llaah kaaga daaweyn doonta nooc kasto oo buro ah muddo 2 bilood ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.