TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Thursday 7 March 2013

Waa maxay anovulation

macnaha (anovulation) waa haweenta oo aan ukxaminin ukxan sidaha haweenta oo soo saareynin wax ukxan ah haweenta oo weysa hanaan ka ukxan sidaha u soo saaro ukxan awood u leh in ay la fal gasho noola yaasha ku jira shahwada ragga. Ukxaminta oo ah in ukxan sidaha dumarku soo saaro ukxan isla markaana soo aado gudaha ilmo galeenka waa arrin lagama maarmaan u ah in haweentu uur yeelato taasi oo macnaheedu yahay in marna uusan uur imaaneynin mar haddii haweentu ay heysato dhibaatada anovulation ku (haweenta oo aan ukxamineynin). Haddii ukxaminta haweenta ay tahay mid aan toos aheyn tusaale Haddii haweentu xilli yada qaar si caadi ah u ukxamineyso xilli yada qaarna ay san ukxamineyn taasi waxaa loo yaqaanaa (oligovulation) Balse labada xaaladood ee anovulation iyo tan kale ee ah oligovulation kaba waxey kamid yihiin caqabadaha dumarka kaga yimaada dhanka ukxaminta iyo ukxan sidaha dumarka intaba waxaana ay ka wada tirsan yihiin xaalada loo yaqaano (ovulatory dysfunction). Ovulatory dysfunction waa xaaladda inta badan dumarka ku keenta dhalmo la'aanta xaaladdan ayaa sababta 40% dhalmo la aanta dumarka ku dhacda. Waa maxay calaamadaha lagu garto anovulation ama ovulatory dysfunction? Calaamadaha ugu soo horeeya ee lagu garto xaalada haan waxaa kamida. 1: qal qal ku dhaca caadada dumarka sida caadada oo badata ama yaraato ama soo daahdo ama soo deg degto ama xitaa la waayo inta badan dhibaatadan waxa ay dumarka isku arkayaan xilli kasto ee caado ma aha hal caado ama laba toona. 2: calaamada lagu garanayo xaaladahaan ee ugu weyn waa in gabadha oo aan wali gaarin xilliga dhalmo deyska oo gebi ahaan ba weyso dhiiga caadada muddo ka badan 2 bilood. 3: haddii wareega dhiiga caada daada uu ka yar yahay 21 maalmood ama uu ka badan yahay 36 maalmood waa labada caado dhex dooda ee taasi waxa ay cadeyn u tahay in aad qabto ovulatory dysfunction. 4: sidoo kale haddii wareega dhiigaaga caadada uu yahay mid is bed bedelayo tusaale haddii bishii hore wareega dhiiga caada daada uu ahaa 22 wareega bishaana uu ahaa 36 maalmood taasi waxa ay ka mid tahay calaamadaha lagu garto ovulatory dysfunction. Sidoo kale waxaa jiraan dumar kale oo iyagu si caadi ah u hela dhiiga caadada isla markaana wareega dhiiga caada doodana uu sax yahay wax khal khal ah iyo wax khalad ah aan lagu arkeynin dhinaca kalena qaba oo ay ku dhacday dhibaatada anovulation ama ovulatory dysfunction balse arrintaan ma aha mid inta badan dhacda waana arrin aad u yar dumarka wareegooda caadada iyo caada doodaba sax yahiin isla markaana aan ukxaminin wareegaas caado waxaa waxaa loo yaqaanaa anovulatory cycle . sidee labadan xaaladood ee anovulation iyo ovulatory dysfunction u sababaan dhalmo la'aanta dumarka?. 1: Hadii haweentu aanay sameyn ukxamin ma jirto fursad haween taasi uur ku yeelan karto waayo ma ba jirto ukun la fal gasha ukxanta nin keeda. 2: hadii se haweenta ay heyso dhibaato xagga ukxaminta ah oo xillina ukxamineyso ukun soo saareyso xillina ukxamineyn ukun soo saareyn jaaniska haweentaasi uur ku yeelan karto aad buu u yar yahay sababta na waa iyada oo aanan si joogta ah u ukxamineynin. 3: ukxanta ku daahday kiishka ukxan sidaha tusaale ukxan tii ay aheyd in laga soo saaro kiishka ukxansidaha 5 bilood ka hor haddii imika la soo saaro rajada laga qabo in ay ilmo noqoto aad ayey u yartahay haddii markaa aan lagu darin dadaal dhanka daaweynta ah. 4: sidoo kale waxaa muhiim ah in aad loo xusuus naado in dumarka qaba dhibaatooyin ka xagga ukxaminta dumarka oo aanan si joogta ah u ukxaminin in sidoo kale ay qabaan dhibaatooyin xagga hormons yada la xiriira dhibaatooyin kaas xagga hormoonada oo xitaa iyaguna keeni karo dhibaatooyin hor leh sida in dumarka ay waayaan oo uu ka zuulo dheecaan ka uu soo saaro makaanka afkiisa waa dheecaan ka noola yaasha ku jira shahwada ragga u soo xambaara gudaha makaanka dumarka si ay u bacrimiyaan ukxanta dumarka si uu u yimaado uur haweentu yeelato sidoo kale waxa ay sababaan in dumarka meesha ilmuhu ku beermaan ee endometrium ka loo yaqaano in ay jileec noqoto ama aad u adkaato taasi oo caqabad weyn ku noqoneysa in ukxantii bacrimisaneyd weyso meel ay ku abuuranto sidaas na uurkii uu noqdo mid soo halaaba oo aan hergalin. Asbaabaha lala xiriirinayo in ay dumarka qaarkood ku timaado dhibaatooyin ka anovulation ka iyo guud ahaan ba ovulatory dysfunction waxaa ka mida xaaladahan soo socda. 1: buurnida xad dhaafka ah (obesity) 2: culeyska jirka oo aad u hoseeya (too low body weight) 3: jimicsi aad u badan ama aad u daran haweenta oo sameysa jimicsi xad dhaaf ah. 4: keydka ukumaha haweenta oo aad u yaraado. 5: shaqo gabid iyo shaqo siyaadin ku timaada qanjirka thyroid ka loo yaqaano. 5: qofka oo ay la soo daristo xaalad aad u daran oo stress isku buuqid walaac iyo murugo fara badan. 6: balse xaalada ugu badan uguna caamsan isla markaana ugu weyn ee keenta anovulation iyo ovulatory dysfunction ayaa ah xaaladda loo yaqaano ukxan sidaha fiixda leh polycystic ovarian syndrome (PCOS). Si kastaba ha ahaatee umuurtan ayaa maanta waxa ay dumar badan oo dunida ku nool dumarka soomaaliyeed na ay ku jiraan kala kulmeen dhibaatooyin fara badan taas oo ay ugu weyn tahay iyagoo aad ugu rajo weynaa in ay helaan ubad kheir qaba marka xigana waxa kaloo ay la kulmaan xanuuno iyo cudurro markaa ka dhalanaya habsi u shaqeyn la aanta xubna hooda taranka iyadoo dhinaca kalena dhaqaatiirta ay ku cararaan ee xanuun kooda ay la door bidaan aanay ka helin rajjo fiican iyo in ugu yaraan xitaa xanuunada ay dareemayaan aysan inta badan ka caafimaadin. Intaa waxaa sii dheer iyagoo dhaqaatiirta kala kulmo dhibaatooyin iyo wax yeelooyin dhib badan u geytsa haweenta tusaale ahaan dumarka qaarkood ayaa marka ay dhaqaatiirta dumarka u tagaan ku sameeya qalliimo qalliima daas oo qaarkooda u geysta wax yeelo fara badan kuwo ayaa isla markiiba loo sheegaa in makaan kooda uu jirrooyin xun qabo isla markaana ay tahay in laga saaro sidaas na looga saaraa iyadoo markii horena dhaqtarkaas ugu tagtay inuu ka caawiyo caafimaad ahaan in ay ubad dhasho waxa ayna dhaqtarkii kala kulmeysaa arrintii ay u socotay cagsigeeda. Dumarka qaarkood ayaa dhaqaatiirta u sheegaan in keydka ukamaha ay heystaan aad u yar yihiin sidaa aawgeed na aysan haween taas u suura galeynin in ay si caadi ah wax iyada jirkeeda ka soo go ay u dhasho ayna tahay in ay doonato ukumo qof kale leeyahay oo iyadu ku dhal dhasho waxa loo yaqaano (egg donor) ama haweenta ukumo ka soo qaadato qof kamida ehel keeda sidaana ku dhal dhasho ama in haweenta lagu sameeyo waxa loo yaqaano (adoption) oo ah in ilmo qof kale leeyahay adiga uur kaaga lagu beero sidaana aad ku dhasho ilmo aan jismigaaga aheyn. Dhamaan labada xaaladood ee aan kor kaga soo hadalnay waa laba xaaladood oo leh daaweyn buuxda macnaha daaweyn buuxda waxaan ula jeednaa daaweyn rasmi ah oo bi idni llaah xubnaha taranka guud ahaan sidoo dii hore ku soo celineysa iyadoona haweenta aan lagu sameynin wax qalliin ah sidoo kale waxaan u cadeyneynaa dumarka qaba xaalada haan in xaala dahaan yihiin xaalado si fudud loo daaweyn karo oo aanay aheyn kuwo daaweyn tooda culus tahay balse waa xaalado looga bogsoonayo muddo ka yar 2 bilood taasi oo bi idni llaah sabab u noqon doonta in uurkana yimaado si deg deg ah inshaa allaah. Marka meel la isugu geeyo umuurahan ay la kulmaan dumarka ay ku adkaatay uureysiga isla markaana ay heysato dhibaatooyin la xiriira xagga taran ka guud ahaan haddii ay ahaan laheyd dhalmo la'aanta iyo haddii ay ahaan laheyd ba xanuunada markaa dumarka dareemaan xilliyada ay heysato mushkila dahaan ayaa waxa ay noqdeen kuwo dumarka markaa ay kala kulmaan khataro caafimaad iyo mid jinsiyeed intaba. Haddaba maadaama hooyada iyo ilmaha yihiin waxa ugu muhiimsan ee dunida maanta saaran isla markaana annaga soomaali ahaana mowduucaan si gaara inoo taabanayo maadaama dalkeenii muddo dheer dhibaato ka soo taagneyd maadaama dadkeenii uu kala firxaday maadaama dadkeena uu isaga badan yahay dad aqoonta caafimaad ka ku yartahay umuura haasi oo dhan waxa ay dumar keena ku keeneen in barnaamij kaan la xiriira taranka iyo dhibaatooyin kiisa ba naga wax yeeleeyo dumar badan qoysas fara badan iyo xitaa ragg fara badan ileyn barnaamij kaan xagga taranka waa mid aad u wajjiyo badan isla markaana ragg iyo dumarba wada saameeya haba lagu sii kala badnaado ee dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaad ka ayaa si wada jir ah iyagoo isku duuban arrimahan u istaagay alxamdu lillaah mahad dhamaan teed alle ayey u sugnaatay dadaalkii ay soo galeen dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ka 12 kii sano ee dhamaaday dad gaaraya ilaa 350,000 oo qof ayaa alle ka siiyay dadaal isugu jira daaweyn waarta oo leh dhinacyo fara badan sida cudurro laga caafimaaday dadaal ubad raadineed iyo mid aqoon kororsi iyo dadaal la xiriira ka wacyi gelinta bulshada meelaha khatarada culus kaga imaan karto. Intii la soo waday dadaal kaasi dhamaan dhaqaatiirta iyo mil kiila yaasha xarumaha caafimaad ka waxa ay u hureen bulshadooda dadaal isugu jira hanti cilmi iyo juhdi lagu bixinayey sidii xal waara loogu heli lahaa mashaaki laad badan oo xagga caafimaad ka bulshada kuwaas oo ay ugu soo horeeyaan cudurro fara badan iyo xaalado fara badan oo markaa xal fiican hore loogu waayay dadaal kaas faraha badan ee juhdiga lagu bixiyay wuxuu maanta dad badan alle ka siiyay caawimaad iyo farxad in badan oo bulshada kamida in maanta danahoodii adduunyo dib ugu laabteen iyadoo hore u ahaa dad jooga quusasho farxaddii nolosha na ka dhamaatay waa alle mahadii dhaqaatiirta iyo maamulka xarumaha caafimaad ka ayaa inshaa allaah idiin xaqiijinaya dadaalkii aad uga barateen iyo ka sii badan mustaqbalka inshaa allaah. Haddaba haddii ay jiraan dhibaatooyin la xiriira guud ahaan ba caafimaad kaaga ama ay jirto dhibaato la xiriirta xagga taran kaaga ama aad isku aragtay mid kamida cudurrada iyo xaaladaha caafimaad darro ee lagu bayaaniyay website yada xarumaha caafimaad ka ama haddii ay jirto xaalad caafimaad darro ama mid jinsiyeed oo uu kaala hadlay dhaqtar kaaga ama ay xaala daasi ama cudur kaasi yahay mid muuqda oo adigaba aad garan karto ama mushkiladaha caafimaad darro iyo haddii ay jiraan ba caqabado caafimaad darro keentay sida dhalmo la aanta ama qofka cudurrada iyo xaaladaha caafimaad darida heysato uu yahay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah oo la hubo wax tarkeeda inshaa allaah dhaqaatiirta waxa ay wax u soo barteen waa in ay ku caawiyaan daaweyn rasmi ah kuu sameeyaan waa in ay xal caafimaad u sameeyaan dhamaan xanuuna daada iyo mashaaki laad ka caafimaad ee ku heysta dhaqaatiirta shaqadooda waa in ay bulshadooda ka qabtaan ka bad baadiyaan cudurka cadowga ah ee markaa ku dheggan intii karaan kooda ah iyagoo la kaashanayo alle subxaanahu watacaa laa iyo aqoonta xagga caafimaad ka ee alle siiyay waa waajib in ay bulsha dooda u shaqeeyaan habeyn iyo maalin ba dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ka waxa ay shaqeeyaan 18 saacadood oo xiriirta ah marka laga reebo xilliyada salaadaha mooyee intaasi waxa ku kallifaayo waa iyaga oo u shaqeeya dadka soomaaliyeed ee ku nool 5 ta qaaradood ee dunida haddaba adigoo heli kara dhaqaatiir soomaaliyeed adigoo wax kasta u sheegan karo adigoo kula hadlaayo luuqa daada hooyo adigoo dhaqaatiirta daawooyin ka iyo agab yada kale ee caafimaad ba kugu soo gaarsiinayaan halka aad dunida kaga nooshahay dhaqaatiirta oo markasta kuugu diyaar xarumaha caafimaad ka adigoo xilli kasta la soo xiriiri kara dhaqaatiirta iyo maamulka xarumaha caafimaad ka oo kuu suura geliyay dhamaan hababka is gaar siineed ee maanta dunida laga isticmaalo hadii aad ku seexato xanuun haddii aad faaiido laga yaabee in alle kuu sahlo aad ku weyso haddii fikir iyo walaac aad meel la joogto haddii naftaada iyo noloshaada aad gaarsiiso heer quusasho bal ka warrama maxaa umuur taas lagu tilmaami karaa? jawaabta inshaa allaah waxaan u deyneynaa bulshada soomaaliyeed. inshaa allaah dhamaan bulshada soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiirtooda ba waxa ay diyaar idiin la yihiin daaweyn rasmi oo la hubo daawooyin rasmi ah aqoon ta caafimaad ka talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta website yada caafimaad ka si aad u hesho xal caafimaad oo waara bi idni llaah mahad sanidiin.