TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday 22 January 2013

MUHIIMAD INTEE LA EG AYEY INOO LEEYIHIIN CABITAAN KA BIYAHA

Biyuhu waxay ka kooban yihiin boqolkiiba 50 ilaa 70 miisaanka jirka qofka qaan gaarka ah. Haddii aanu qofku cabin biyo waxaa soo koobnaaneysa waqtiga uu noolaan karo. Biyuhu waxay gacan ka geystaan kobaca jirka. Waxay sidoo kale gacan ka geystaan hababka wasakhda looga saaro jirka, xaddiga kuleyka ee jirka . Biyuhu marka ay jirka ka baxaan, oo ay raacaan kaadida, saxarada iyo dhididka, waxaa qasab noqonaysa in biya haasi dib loo cusbooneysiiyo, qofka waxa uu markaas u baahanayaa in uu cabo sharaab, sida biyaha, shaaha iyo cabitaannada noocyada kala gedisan ah. Halkee buu jirku biyaha ka helaa? Jirku waxaa uu biyaha ka helaa saddex ilood: 1: waa cabitaan ka caadiga ah sida biyaha iyo cabitaannada kale ( shaaha, qaxwada iyo wixii la mid ah) 2: Waxaa kale oo uu jirka ka helaa biyaha cunnada caadiga ah ee la cuno siiba qudaarta ( xitaa cunnada sida rootiga waxay leedahay qeyb yar oo dareere ah). Inta badan dadka caafimaadka qaba ee qaan gaarka ah inta u dhaxeysa liitar iyo bar ilaa saddex liitar oo biyo ah ayey u baahan yihiin maalintii ba marka waa in qofku hiig sadaa inuu cabo ugu yaraan 8 galaas oo biyo ah maalin kasta. Intaas waxaa u dheer qofku in sidoo kale uu cabo cabitaannada kale sida shaaha iyo sharaabka kale ee la sameeyo. Dhibaatooyin ka caafimaad darro ee ka dhalan karta biyaha cabis tooda oo qofka uu ka gaabiyo aad iyo aad ayey u badan yihiin waxaana kamida. 1: tabar darro guud oo qofka ku timaado guud ahaan jirkiisa. 2: qofka oo ay la soo daristo dhibaato xagga dhaq dhaqaaqa caloosha qofka oo anan helin musqul. 3: qofka oo ay ku dhacaan cudurro kala dudwan oo ay ugu soo horeeyaan cudurrada ku dhaca kilyaha iyo kaadi mareen ka. Sidoo kale biyaha oo aanan si fiican loo qaadan isla markaana dadkeena soomaaliyeed aysan u fahmin in biyuhu yihiin muhiimada koowaad ee nolosha qofka banii aadam ka isla markaana aysan jirin wax yaabo kale ee qofka u buuxin kara kaalin tooda halista caafimaad darro ee ku imaan karta qofka waa 100% marka waxaa haboon in dad keena soomaaliyeed marka hore ay fahmaan muhiimada ay leedahay cabista biyaha si markaa qofka uu awood ugu yeesho inuu hagaajiyo guud ahaan caafimaad kiisa inta uu nool yahay ugu noolaado nolol xayyi ah oo caafimaad leh in badanna guul looga gaaro daaweynta cudurrdo badan ee dadkeena daashaday. Waxaan ka soo hadal nay noocyo badan oo biyo ah isla markaana qofka u noqonayo sharaab sida. 1: biyaha caadiga ah. 2: juice yada kala duduwan. 3: shaaha 4: qaxwada oo iskeeda ah iyada cudur meel fadhiya. 5: quddrada la cuno. 6: maraqa 7: cuntada qeybo kamida dhamaan Kuwani waa meelaha uu qofka ka helayo biyo uu jirkiisa u isticmaalo nidaamka qashin saarka jirkiisa ha noqdaan kuwo markaa ku filan ama kuwo markaa ku yar balse waxaan kor ku soo xusnay in ay aad u muhiim tahay in qofka uu cabo 8 galaas oo biyo ah maalin kii ugu yaraan haddii markaa aysan jirin dhibaato caafimaad oo u diideysa arrinta aad ka muhiim ka u ah ayaa waxa ay tahay biyaha qofka inuu cabo la doonayo waa kuwee waa noocee? Jawaabta ayaa ah biyaha qofka la doonayo in uu cabo waa biyaha cad ee nadiifka ah isla markaana la sifeeyay (purified drinking water) Sidoo kale waxaa iyaguna aad u wanaagsan oo la cabi karaa biyaha caadiga ah oo la kar kariyay ujeedada ayaa waxa ay tahay in aan dadkeena u sifeyno in biyaha ugu fiican xagga caafimaad ku yihiin biyaha caadiga ah ee nadiif ka ah qofka waa uu cabi karaa juice yada shaaha maraqa khudrada na wuu cuni karaa laakiin dhamaan kuwaasi ma aha kuwo ku filan baahidaada caafimaad ee biyaha. haddaba si aad u hesho caafimaad si aad uga hortagto cudurro badan si aad uga bogsooto xanuuno iyo cudurro badan si aad u hesho awood dheeraad ah jirkaagana u noqdo mid xoogan waa inaad imika ba ku dhaqaaq daan adiga iyo ehel kaagaba isticmaal ka biyo nadiif oo badan tallaabadan waxa ay naga caawineysaa dhamaan inaan helno xal caafimaad ee bulsho kaas oo noqonaya mustaqbal ka mid dhaxal gal ka ah inshaa allaah. ALLE WUXUU KU YIRI QUR'AAN KA KARIIM KA AH. WAXAAN KA YEELNAY BIYAHA NOLOSHA WAX KASTA sadaqa llaahu al cadiim. Hadda haddii aad tahay qof xanuun san xanuun kaagana uu yahay mid aad ku dhibtootay isla markaana aadan wali u helin xal caafimaad oo rasmi in badana aad tagtay goobo caafimaad in badana aad daawooyin qaadaneysay walina xal rasmi ah na aadan weli ka helin ama uu xanuun san yahay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaari say daaweyn rasmi ah inshaa allaah hadda ba adigoo heli kara dhaqaatiir soomaali ah isla markaana aqoon durugsan u leh dhamaan cudurrada guud cudurrada Ku dhaaca baadin ka sidoo kale dhaqaatiir aqoon durugsan u leh cilmiga cunnada iyo daawooyin ka dadaal iyo hanti xoog leh na geliyay sidii ay dadkooda uga dul qaadi lahaayeen caafimaad darrada ku baahday bulshada meel kasto oo ay joogto maxaa keenaya in aad raali naftaada uga noqoto in aad xanuun ku seexeto in aad heysato cudur laga yaabo fadliga alle in maalmo yar looga caafimaado maxaa keenaya in aad weyso caawimaad adigoo dhaqaatiirta habeen iyo maalin u taagan yihiin in ay ku caawiyaan adiga iyo ehel kaaga. Haddaba la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.