TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday 13 August 2013

vitamins yada Qeybtii 2aad Maanta waxa aan ku soo qaadan doonaa inshaa allaah labada vitamins ee kala ah B1 - Thiamine iyo B2 - Riboflavin aan ku hormarno vitamin B1 Thiamine. Vitamin B1 (Thiamine). Waxaa uu ka mid yahay vitamins ka ku milma biyaha (water soluble vitamins) vitamin kaan haduu jirka qofka ku bato wax dhibaata ah uma keenayo. Intee laga helaa Vitamin B1 (Thiamine). Waxaa laka helaa vitamin B1 (Thiamine), Digirta, caanaha, ukunta qeybta jaalaha, qudaarta cagaaran, xuubka kore ee bariiska. qiyaasta uu u baahan yahay Qofka: 1.5 mg. - ragga. 1.1 mg - haweenka. Hadii uu jirka qofka uu waayo vitamin B1 Maxaa Dhacayo: Qofka hadii u waayo ama uu ku yaryahay vitamin B1 (Thiamine) waxa uu isku arkayaa calaamadahaan, 1: Daal badan, 2: cunto xumo (Loss of appetite), 3: lalabo, 4: wareer, 5: dhiig la'aan, Iyo dhibaatoyin kaloo badan oo ku dhaca wadnaha, murqaha oo daciif noqda, neefsiga oo qofka dhib ku noqota. isticmaalka alcohol ka ama khamriga waxa uu sababaa in uu yareyo Vitamin B1 qofka jirkiisa soo gali lahaa. Vitamin B2 RIBOFLAVIN. Sidoo kale vitamin B2 RIBOFLAVIN Waxaa uu ka mid yahay vitamins-yada ku milma biyaha (water soluble vitamins) Sidoo kalena hadii uu jirka qofka ku bato wax dhibaata ah uma keenayo, badanaa waxaa loo siticmaalaa ama lagu daaweeyaa dhiig la' aanta, finanka, isha oo biya gashato (cataract). qiyaasta uu u baahan yahay Qofka : 1.7 mg. - ragga. 1.3 mg - dumarka. 1.6 mg. haweenka uurka leh. Intee laga helaa Vitamin B2 RIBOFLAVIN: Waxaa laga helaa vitamin B2 RIBOFLAVIN Rootiga, burka, caanaha, beerka, ukunta, hilibka, qudaaarta cagaaran, kilida, malaayga, Fiiro gaar ah: Hadii lagu keydiyo cuntada vitamin kaan laga helo meel mugdi ah waxaa cunta daas ka lumaya vitamin kaan. Sidoo kale isticmaalka Alcohol ka ama khamrigu waxa uu sababaa in uu yareyo Vitamin B2 ga jirka uu heli lahaa. Hadii uu jirka uu waayo vitamin B2 Maxaa Dhacaya: Qofka hadii uu waayo ama uu ku yaryahay vitamin B2 RIBOFLAVIN waxa uu isku arkayaa calaamadahaan soo socda, 1: Maqaarka oo nabra ka soo baxaan, 2: carabka oo barara oona gaduudta, 3: indhaha oo gaduudta ama gubta. sidoo kale waxaa xusid mudan in dhamaan calaamadaha aan kor ku soo xusnay oo ay sababayaan yaraan shaha jirka ay ku yaryihiin labadan vitamins in sidoo kale ay sababi karaan xaalado kale ee caafimaad taas macnaheedu ma aha in qofka leh qaar kamida calaamadaha kor ku xusan ama qaar kamida in jirkiisa ay ku yaryihiin vitamins yada B1 iyo B2. Sida aad warbixinta kore aad ku soo aragteen labadan vitamins marka laga eego bulshada dhexdeeda qiyaasta ugu badan cidda u baahan ayaa waxa ay yihiin ragga iyagoo kaga baahi badan dumarka caruuurta iyo waliba dumarka uurka leh iyadoo ragga soomaaliyeed badan kooda ha ahaadeen culimo iyo caamaba aan maanta xilliga la joogo aan warba u heyn baahida ay u qabaan in jirkooda uu helo wax yaabaha uu u baahan yahay oo ay vitamins yadan labada ahina ka midka yihiin marka ma suura gal baa marba haddii raggii soomaaliyeed aysan warba ka heyn wax yaabaha jirkooda u baahan yahay in dumarka iyo caruurta ay ogaadaan baahida caafimaad ee jirkooda u qabo wax yaabo badan oo ay vitamins yadu ka mid yihiin Jawaabta waa maya. Si kastaba ha ahaatee xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta u taagan sidii ay bulshadooda uga haqab tiri lahaayeen guud ahaanba baahida caafimaad ee markaa heysata bulshada iyagoo markasta diyaar ula ah dadaalo isugu jira wacyi gelin cilmiyeynta bulshada xallinta iyo daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah ahba daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso: Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaadka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad mahad sanidiin.