TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday 15 October 2013

Waa maxay xaalada lagu magacaabo (Semen Leakage) Semen leakage waa xaalad keenta in qofka shahwadiisa dareerto iska imaato iyadoo aysan jirin dareen ama kacsi jinsi oo buuxa macnaha qofka oo aan jirkiisa wax dareen galmo ah dareemeynin haddana shahwadiisii iska soo baxdo daadato. Sababta arrintaan keenta ayaa waxa ay ka dhalataa in dabac sanaan ama shaqo yari ku timaado neerfaha lagu magacaabo (Parasympathetic). Neerfahaan ayaa u xilsaaran in haniyaha biyo baxa uu xiro inta dareen ka kacsiga uu jiro si aysan shahwadu u soo dareerin ama dhaqsaba u imaanin laakin haddii neerfaha uu sidii laga rabay u shaqeyn waayo waxaa dabcayya haniyahii taa soo keeneysa in biyuhu soo baxaan isagoo qofka jirkiisa uusan laheyn wax dareen galmo ah. Wax yaabaha sababa cilladaani in ay ku dhacdo qofka waxaa kamida. 1: siigeysiga ama (siigada) 2: dhawac gaara neerfaha (Parasympathetic). 3: asbaabo cudur gaar ahaan cudurada wax yeeleeya neerfaha. 4:hoos u dhaca qaar kaimda vitamins yada jirka iyo macdanta jirka. 5: galmada faraha badan isla markaana joogtada ah. calaamadaha la isku arko ee cilladaan waxaa kamida. 1: kacsi la'aan 2:biyo baxa deg dega 3: dhabar xanuun 4: qooro xanuun Daaweyn ma leeyahay cudurkaan? Haa inshaa allaah daaweyn rasmi ayuu leeyahay cudurkaan bi idni llaah waxa uu kamid yahay cudurada xarumaha caafimaadka si buuxda loogu daaweeyo Si kastaba ha ahaatee xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta u taagan daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah ahba daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso: Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaadka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad mahad sanidiin.
Asc wr wb ciid wanaagsan dhamaan maamulka dhaqaatiirta iyo howl wadeenada xarumaha caafimaadka iyo website yadooda waxaan salaan iyo hambalyo ku aadan munaasabada ciidu al adxaa u direynaa dhamaan ummadaha muslimiinta gaar ahaan ummada soomaaliyeed ee muslimiinta ah waxaana leenahay ciidan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo caafimaad barwaaqo nabad gelyo iyo amni buuxa meel walbo oo dadka soomaaliyeed ku noolyihiin waxaan alle ka baryeynaa in uu noo islaaxiyo wadan keenii soomaaliya nabad iyo barwaaqana allaha nooga dhigo waxaan alle ka baryeynaa in uu siiyo caafimaad taam ah dhamaan muslimiinta gaar ahaan waxaan allaah ka baryeynaa in uu caafiyo dadkeena xanuun sanaya ee la il daran xanuunada iyo cudurada waxaan allaah uga baryeynaa dadka soomaalida ah ee xanuun sanaya in allaah cudurada ka dulqaado ugu bedelana caafimaad saxiix oo deg deg ah inshaa allaah waxaan alle ka baryeynaa in dadka muslimiinta ee xajiyay xajkoodii u aqbalo kuwa aan nasiibka u yeelana in allaah sanadka soo socda uu nasiib noogu daro waxaan allaah ka baryeynaa in uu dambigeena iyo kuwii waalidkeena ba dhaafo waxaan allaah ka baryeynaa in uu na siiyo cafi iyo caafimaad waxaan allaah ka baryeynaa in uu na siiyo naxariis tiisa dadka muslimiinta ee dhintay waxaan allaah uga baryeynaa in uu dambigooda dhaafo jannadiisa na uu na siiyo dhamaanteen waxaan allaah ka baryeynaa in daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee ay xarumahan caafimaadka dadkooda ku dabiibaan uu ka siiyo bukaanada xanuun sanaya caafimaad saliim ah oo waara waxaan allaah ka baryeynaa dadka guursaday muddo badana wada noolaa ee aan ubad kala helin in allaah ubad kheir qaba kala siiyo kuwa allaah uu ku irsaaqay ubadna uu kaga dhigo kuwo aduun iyo aakhiraba ay ku intifaacaan aamiin aamiin aamiin. naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaato nabigeena muxammad (S.C.W) Allaha ka raali noqdo dhamaan asxaabtii rasuulka (SCW) taabiciintii iyo intii wanaaga ku raacday ilaa qiyaamaha aamiin. Walaala yaal waan idiin salaameynaa dadkeena soomaaliyeed dhamaantiin maamulka iyo dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka mar walbo inshaa allaah waa kuwo u taagan wax u qabadka dadkooda haddii ay ahaan laheyd xagga aqoonta iyo wacyi gelinta bulshada iyo xaggii daaweynta iyo dabiibka cudurada loo maaro waayay daaweyntooda iyo kala saaristooda intaba dadaalka xarumaha caafimaadka ee daaweynta rasmiga ee dhamaan cudurada guud iyo kuwa gaarka ahba isla markaana qof kasta oo soomaali ah lagu gaarsiinayo daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ba halka uu kaga noolyahay dunida ayaa ah kuwo sii socon doona inshaa allaah. Walaala yaal xarumaha caafimaadka waxaa idiin kugu diyaarsan dhaqaatiir nooc kasta qalab casri ah iyo daaweyn rasmi ah sida aad hore uga barateeen walaalayaal xarumaha caafimaadka iyo website yadooda ayaa waxa ay yihiin kuwo u taagan in ay bulshada soomaaliyeed noqdaan kuwo ka bad qaba cudurada u jeedada loo aasaasay na 13 sano ka hor xarumahan caafimaadka ayaa waxa ay tahay ka badbaadi dadkaada cudur kana dhig bulsha daada bulsho qiimo leh in kastoo labadan qodob ee halku dhigga xarumaha caafimaadka ay yihiin kuwo allaah subxaanahu watacaalaa uu xaqiijin karo haddana walaaala yaal dadaalka ah in bulshadeena aan wax u qabanno ayaa ah mid laga gaarayo faaiido weyn oo miro dhal ah haddii aan tusaale u soo qaadano walaala yaal maqaalka ah biya baxa deg dega asbaabta ugu weyn ee sababta 80% ayaa waxa ay tahay waxa loo yaqaano (siigeysiga) oo ah biyaha shahwada ragga oo gacanta la isaga keeno markii maqaal kaas iyo asbaabta keeneysa iyo dhibaatooyinka ka dhashaan lagu daabacay website yada xarumaha caafimaadka waxaa falkaas foosha xun ee aan diin ahaan iyo caafimaad ahaan iyo waliba dhaqan ahaan ba aan ku wanaagsaneyn jooojiyay hakad geliyay dad soomaaliyeed oo gaaraya 380,000 oo u badan dhalin yaro markaa qaan gaar ah iyo kuwo ku jira da'da 40 kaba waxaa waxyeelada falkaas uu sababay oo ay dhibaato xagga caafimaadka jirka iyo xagga taranka ba uu ku keenay lagana daaweeyay dad soomaaliyeed oo gaaraya 530,000 oo qof oo iyaguna isugu jira dad waaweyn iyo kuwo dhalin yaro ah in kastoo tirada dambe ay jiraan asbaabo kale oo xagga taranka ah oo ziyaadiyay ayaa haddana falkaan foosha xun waxa uu ahaa mid bulshada soomaalida gaar ahaan da'yarta ku hayey dhibaatooyin xoog leh inshaa allaah haddii aad jeceshahay in aad wax badan ka sii ogaato dhibaatada falkaas laga dhaxlo guji page ka ( biya baxa deg degga). haddii aan nahay maamulka iyo dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka iyo website yadooda waxaan idiin leenahay ciid wanaagsan nabad iyo farxad ku ciida inshaa allaah waxaana ballan qaadeynaa inshaa allaah in xarumaha caafimaadka ay sii wadayaan dadaalkii daaweynta rasmiga ah ee ay bulshada soomaalida uga barteen sidoo kale haddii aad tahay qof xanuun sanaya ama xanuun kaaga uu yahay mid la aqoon san kari waayay ama dadaal daaweyn oo rasmi ah aad weysay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof kamida ehelkaada asxaabta la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin. Maamulka xarumaha caafimaadka iyo website yada caafimaadka xafiiska nairobi kenya.