TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Friday 20 June 2014

QAAB NOOCEE AYAAD ULA DHAQANTAA NADAAFADA IYO QURXINTA JIRKAAGA SIIBA WAJIGA

Sidaynu ognahay wajiga banii aadamka wuu ka jilicsan yahay jirka intiisa kale haba ugu horeeyaan dumarka, waayo wajiga wa jir markasta wax la mariyo siiba dumarka, haddaba waxaa jirta in wajigu qaato jeermiska iyo wasakh da ugu badan kuwaas oo ka soo raaca gacmaha iyo hawada Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Soomaalida siiba dumarku waxay ku meyrtaan wajiga saabuun ama (shower Gel) kadib qofka waxa uu u heystaa in ay intaa kaga dhamaatay meyristii wajiga haddii qofka waqtiga uu qubeysanayo uu na meyrayo jirkiisa oo dhan ee uu ka soo baxayo baafka uu sameeyo si uu u ogaado wasakhada iyo jeermis ka wajigiisa ku harsan waa in uu soo qaato suuf (cotton pads) wuxuu ku shubayaa biyo yar oo milix leh, ama liin dhanaan wuxuuna ku xoqayaa wajiga waxuu arkayaa suufkii oo noqday yeeshay midabka bunniga kana tagay cadaankii waxaasina waa (dead dirty skin cells) oo ay la socdaan wasakh iyo jeermi. Had iyo jeer waxaa aad u haboon in marka aad wajiga taabaneyso dumar iyo rag ba marka hore waa in aad gacmaha si wanaagsan isaga meyrto oo aad qallajisaa waayo gacmaha waxaa la socda oo ay sitaan jeermiska ugu badan ee aan la qiyaasi Karin, marka waxaa caafimaad ahaan qof kasta u fiican in markasta gacmaha la hor dhaqo intaan wajiga la taaban. Jeermis (germs) waa noola yaal cayayaan ilma aragto ah inta badana la socda wasakhda kuwaas oo haddii ay jirkaaga qabsadaan taabtaan kugu sababi kara cudurro kala duwan iyo xitaa dhalan rog ku dhaca muuqaalka maqaar kaaga wajigu na kamid yahay. Tusaale kale oo aad u muhiim ah cilmi baaris lagu sameeyay (mobile phone) ka gacanta ayaa waxa lagu ogaaday inuu ka jeermis badan yahay jeermiska suuliga laga qaado, waayo waxaa soo raaca kuna uruura jeermis aan xad lahayn ama aan la qiyaasi karin jeermigaa oo uu ka helo gacmaha banii aadamka waxaa nasiib darro weyn ah in aad ku aragto dadka qaarkiisa soomaalida na ay ku jirto iyagoo mobile phone ka ay isticmaalaan afka galiya arrin kaas oo sabab u noqon karto in qofka sidaa sameeya ay ku dhacaan cudurro badan. waxaan inshaa allaah mid mid u kala qaadeynaa qeybaha uu ka kooban yahay jirka ama maqaarka banii aadamka si dadkeena soomaalida wax badan uga ogaadaan caafimaadka jirkooda. Waxaana maanta ka hadleynaa inshaa allaah. 1: jirka ama maqaarka iskugu jira labada nooc ee loo yaqaano(combination skin) 2: Iyo Burooyinka ku dhaca Wajiga Iyo Qoorta ee loo yaqaano (blackheads or black dots). inshaa allaah waxaan ku hormareynaa Burooyinka waxa ay had iyo jeer ku dhacaan jirka saliida badan leh, runtii jirkan ama maqaar kan ayaa caan ku ah waxyaabo badan oo Burooyin ku ka mid yihiin inay ka soo baxaan waa haddii ay daldalooladiisu xirmaan Burooyinkan waxa ay ku dhacaan ama ka soo baxaan. 1: sanka dushiisa, 2: dhabanada dhinacyada sare, 3: fooda, 4: qoorta 5: dhabarka. Burooyinkan waxaa ay ka soo dhashaan halka loo yaqaano (hair follicle) oo ah meesha ay timaha xaadu ka soo baxaan, jirka ama maqaarka saliida leh ayaa sii daaya saliid iyo dhidid aad u tiro badan ka dibna jeermis noqda, kuna soo uruura meesha xaadu ka soo baxdo Intaa kadib jirka ama maqaarka hoostiisa meesha loo yaqaan (hair follicle) waa halka ay xaadu ka soo baxdo ayaa midab keedu wuxuu noqdaa madoow, muddo kaddibna waxaa dibada uga soo booda burooyin yar yar, sababta ayaana ah uskagii iyo dhididkii ku uruuray daldaloolada maqaarka oo hawada ka xirmatay. jirkan ama maqaarka noocan ah iyo guud ahaan ba jirka saliida leh ayaa ah mid markasta u bahan nadiifin iyo qalajin loo isticmaalayo wax yaabo saliidu ku yartahay Burooyinka noocan ayaa ah kuwo faafa jirku wuxuu intiisa kale is gaarsiiya xilliga habeenkii marka uu qofku hurdo ee uu dhidido. marka laga soo tago daaweynta rasmiga dhibaatooyin ka uu sababo jirka noocan ah iyo guud ahaan ba jirka saliida leh waxa kaliya ee la iskaga yarayn karo ama lagaga hor tagi karo ayaa ah jirka qofka oo si rasmi ah loo nadiifiyo loona qallajiyo dadka qaar kiisa siiba dumarka ayaa isticmaalo wax yaabaha loo yaqaano(facial scrub, facial cleanser, and toner) dhamaan wax yaabahan iyo kuwo kale oo loo isticmaalo nadiifinta qurxinta jirka iyo daweyntiisa ayaa haba yaraatee jirka banii aadamka ugu jirin isticmaalkooda wax faaiido ah oo u raageysa iska daa faaiido laga helo bal waxaa ay sababaan in uu hoos u dhaco guud ahaan difaaca jirka gaar ahaan difaaca unugyada maqaarka uu leeyahay jilicsanaan saaid ah oo ku timaada maqaarka iyo cudurro kale sida kansarka maqaarka sababtoo ah qofka waxa uu had iyo goor isticmaalayaa (chemicals) kala duwan isla markaana wada socda. in qofka uu baneeyo daldaloolada jirka (pores) ee xirmay ee jeermiska jirka (dead skin cells ) ee maqaarka galay la dagaalamo waxa ay caawineysaa in qofka uu ka badbaado burooyin ka uu keensado maqaarka noocani ee (combination skin) ka loo yaqaano waxaa kale oo fiican inuu qofku gogosha uu ku seexanayo sida go'a barkimada uu iska badalo usbuucii laba jeer, waayo dhididka uu jirku sii daayo ayaa ku dhaga gogosha waxana uu qeyb weyn ka qaataa in qofka maqaarkiisa ay ku sii fidaan burooyin ka, maqaarka burooyinka leh na arrintaa uma fiicna, Nadaafada badan ee jirka iyo dharkaba waxa ay qofka ka caawisaa in uu ka guuleysto Burooyinka uu sababo maqaarka saliida leh. Burooyinka ayaa ah kuwo si dhib yar u tagaya inshaa allaah haddii si rasmi ah loo qaato daaweynta rasmiga ee ku haboon noocyada kala duwan ee maqaarka u kala sameysan yahay barashada iyo la macaamilka jirka ayaa waxa ay leedahay muhiimad weyn oo xagga caafimaadka ah. hadii uu jirku maqaarku yahay mid dabiici ah oo aan dhib kale gaarin sida haddii aanan loo isticmaalin wax yaabaha jirka la mariyo ee chemicals ka ka sameysan dhaawac ama cudur ku dhacayna uusan jirin jirka ama maqaarka noocaas ah waa dabiici wuxuu u baahan yahay oo kaliya nadaafad xoog leh lana joogteeyo sida meyrashada qallajinta iyo nadaafada gogosha. haddii se jirku yahay jir wax la mariyay ama khafiifay oo burooyin ka soo baxeen, jirka dawooyin ka chemicals ka la mariyay uma adkaysan karo xitaa wax kale iska daayee nafaada caadiga ah oo la joogteeyo maxaa yeelay daawooyin ka dhamaan loo isticmaalo qurxinta jirka waxaa ku jiraan maadooyin chemicals ah kuwaas oo dila unugyada maqaarka sameeya marka haddii jirkaaga uu yahay jir chemicals lagu quudiyo isla markaana uu khafiifay marka hore waxaa haboon in aad wax kasta oo jirka la mariyo ka fogaato sababtoo ah maqaar kaaga waa uu sumeysan yahay wax kasta oo sun taas fal gal la sameyn karana waxa uu noqonayaa wax ku dhibaateeyo. 2: jirka loo yaqaano (combination skin) jirkan ama maqaarkan ayaa ah mid inta badan dadka somalidu aysan aqoon u lahayn, waxaa kaliya oo aan garaneynaa uun 1: jirka ama maqaarka qalaylka, 2: jirka saliida badan, iyo 3: jirka wax diida, jirkan ayaa ah mid aan dhib kiisu badneyn oo u dhow jirka caadiga ah hadii si fiican loola dhaqmo. Jirkan ayaa ah mid had iyo jeer dhabanadu ay noqdaan sida jirka caadiga ah oo kale , ama jirka qalayl ka ah, balse fooda iyo garka waxa ay noqdaan kuwo soo saaro saliid taasoo loo yaqaano (T-zone) waa meelaha saliida soo saarto micna heeduna yahay saliida ku uruurta garka iyo fooda. Meeshan saliidu fadhiisato oo ah garka inta ugu badan ayaa sababta inuu nooca jirkan qofka lihi uu yeesho finan ka soo baxa garka oo kaliya Jirkan ayaa u baahan daaweyn rasmi ah oo hal mar qofka noloshiisa isticmaalayo si uu jirka noocan ah u helo waxa loo yaqaano (Ph balance) muhiimada laga leeyahay daaweynta rasmiga ayaa ah in la dhaqaajiyo saliida si anay dhib kale ugu keenin wajiga qofka jirkiisu noocan yahay. Nooca Jirkan ayaa ah mid ay isku macaamil dhawyihiin jirka saliid leh oo loo wada isticmaali karo daaweynta rasmiga ee nooca jirka saliida leh. marka jirkan maanta aynu ka hadlayno ee ah (combination skin) ayaa ah mid gadhka iyo foodu saliid badan fariisato, sababtaa aw geedna way isku dhawyihiin jirka saliida leh. noocyada jirka ama maqaarka caadiga ah ee uu banii aadamku leeyahay inta da'diisu yar tahay waa kuwa aan kor ku soo xusnay, jirar kale oo badan ayaa jiro kuwaas oo had iyo jeer la socdaan waqtiga iyo cimriga banii aadamka uu marayo iyo is bed bedelka ku dhaca jirka aadanaha waxaana kamida. jirka cimiri deg deggu uu ku dhaco , xilliga gabowga xilliga xanuunka , iyo marka cadceedu jirka qofka disho ee aan la daryeelin. Jirarkan oo iyaguna runtiina ay tahay in la barto in si gaara loola dhaqmo waxaa ka mida: 1: Mature skin — oo ah jirka cimri degdegu uu ku dhaco 2: Dehydrated skin — jirka sida aadka ah u qalalay ama jirka haraadan ee ooman 3: Ageing skin — jirka marka la gaboobo 4: Congested skin — jir xumaday oo daldalooladiisuna xirmeen, finan ku sameysmeen gadhka, ama ahaan jiray markiisii hore (oily skin) inshaa allaah xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta diyaar idiin la ah in aad kaga bogataan luuqadda soomaaliga qodob kasta oo caafimaadka bulshada soomaalida quseeya isla markaana wax weyn ka taraya aqoonta iyo caafimaadka bulshada iyo khatarta caafimaad ee markaa soo food saarta sidoo kale xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa heegan buuxa waxa ay ugu jiraan sidii dadkooda soomaalida ay uga daaweyn lahaayeen cudurrada xanuunada cilladaha iyo mashaakilka kasta oo xagga caafimaadka quseeya oo ay qabaan xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda waxaa ka go'an sidii qof kasta oo soomaali ah uu ku heli lahaa aqoon caafimaad oo hagar la'aan ah daryeel caafimaad oo dhameystiran daaweyn iyo daawooyin rasmi ah tayadooda iyo wax tarkooda la hubo meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin dadka soomaalida waxa ay xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda u diyaariyeen daryeel caafimaad oo dhinac kasta leh sida cilmiyeynta bulshada wacyi galinta bulshada daaweynta cudurrada guud iyo kuwa gaarka ah talasiinta caawinta bulshada dhamaan intaasi iyo ka badan waxaa diyaar idiin la ah xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha website yadan xarumaha caafimaadka bi idni llaah waan sii wadi doonaa qormadan ku saabsan noocyada jirka ama maqaarka banii aadamka u kala baxo iyo hababka kala duwan ee uu u dhaqmo inshaa allaah waxaana ka bixin doonnaa tafaasiil dheeraad ah si dadkeena soomaalida ay u fahmaan u ogaadaan xaalado badan oo jirkooda uu ku sugan yahay qofka soomaaliga ah na uu u noqdo qof yaqaana nooca jirkiisu uu yahay sida uu u dhaqmo iyo siduu isagu kula dhaqmi lahaa bi idni llaah. xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha ayaa markasta u taagan daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah xarumaha caafimaadka dhaqaatiir tooda ba waxa ay xoogga saaraan daaweynta iyo xal u helida cudurada bulshada soomaalida siiba cudurada dadka soomaalida ku dhaca kuwa ay iska dhaxlaan kuwa ay isu gudbiyaan iyagoo u diyaariyay daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso cudurka loogu talagaleyna si rasmi ah u daweynayaan bi idni llaah Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaad ka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof ka mida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah oo aad ku heleyso waqti kooban wax tar koodana la hubo inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.

Wednesday 11 June 2014

WAA MAXAY CHOLESTEROL CUDURRO IYO XANUUNO SE MA KEENI KARAA

Cholesterol waa dufan jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo magaca cholesterol waxa uu leeyahay oo uu isugu jiraa 3 eray oo isa saaran waxa ayna kala yihiin sidan soo socota. 1: chole, oo ah (bile) 2: stereos, oo ah (solid) 3: ol, oo ah (alcohol) cholesterol waa hydrocarbon organic molecule.Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga. Haddii cholesterol fara badan uu jirka ku jiro wuxuu noqon karaa mid waxyeelo gaarsiiya jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto in ay kugu dhacaan cudurrada wadnaha siiba waxaad Halis weyn ugu jirtaa in cholesterol ka dhiigaaga ku jira uu sarreeyo haddii: 1: Jirkaagu uu sameeyo cholesterol fara badan 2: haddii aad cunto cunno uu dufanka cayriin iyo cholesterol ka ay ku badan yihiin 3: haddii aad qabto cudurka sonkorowga 4: haddii heerka qanjirka dheecaan ka thyroid ka uu hooseeyo waxaana loo yaqaanaa (hypothyroidism) 5: haddii aad qabto qaar kamida cudurrada kilyaha. Waxaa jiraan 3 nooc oo dufan ah oo dhiiggaaga ku jira: 1:Dufanka Cufkiisu Sarreeyo High Density Lipoproteins waxaana loo soo gaabiyaa (HDL) waxaana loo yaqaanaa cholesterol ka wanaagsan (good cholesterol) faaiidada uu u leeyahay jirkaaga waxa ay tahay wuxuu cholesterol ka dheeraadka ah ee qofka cudurada ku sababa ka qaadaa dhiiggaaga wuxuuna ku celiyaa beerka si markaa jirkaagu uu u awoodo inuu uga takhaluso dufanka dheeraadka ah. 2: Dufanka Cufkiisu Hooseeyo Low Density Lipoproteins waxaa loo soo gaabiyaa (LDL) waxaana loo yaqaana cholesterol ka xun (bad cholesterol) cholesterol kaan xun marka uu dhiiggaaga ku jiro wuxuu ku kordhaa oo uu soo dhex galaa marinnada dhiigga ama xidida dhiiga Tani waxa ay sababi Kartaa ama keeni kartaa in marinnada dhiiggaagu ay ciriiri noqdaan iyadoo caqabad ku noqoneysa socodka dhiigga ama qul qulka dhiiga ee xididada dhexdooda toos u dhax mari lahaa. 3: Triglycerides Cunidda carbohydrate fara badan waxay kordhin kartaa ama sabab u noqon kartaa in jirkaaga uu ku kordho heerka triglyceride taas oo sabab u noqon karta in uu sara maro cholesterol ka xun. Heerarka Dufannada dhiigga waxaa lagu ogaadaa baaritaan dhiigag qofka laga qaado. Natiijooyinka baaritaan ka waxa ay kuu sheegayaan heerka guud ee cholesterol ka dhiiggaaga sida. 1: qofka caafimaad ka qaba xaddiga cholesterol ka dhiigiisa ku jira total ahaan waxaa laga rabaa wixii ka hooseeya. 200 mg/dl ama wixii ka hooseeya 5.2 mmol/L Xadiga kama dambeysta ee cholesterol ka qofka caafimaadka qaba dhiigiisa ku jiri kara waa sidatan. 200 ilaa 239 mg/dl ama 5.2 ilaa 6.2 mmol/L. Xaddiga saaidka ka ah ee cholesterol ka sarreeya dhiiga qofka ku jira waa sidatan. 240 mg/dl ama 6.2 mmol/L iyo wixii ka badan. Xaddiga qofka caafimaadka qaba ee cholesterol ka wanaagsan (HDL) waxaa laga rabaa sidatan. 70 ilaa 60 mg/dl ama 1.6 ilaa 1.8 mmol/L. ka badan 70 ma wanaagsana. Dadka uu jirkooda ku badan yahay cholesterol ka xumi isla markaana qatar weyn ugu jira cudurada wadnaha xaddiga cholesterol ka xun waa sidatan. Wixii ka hooseeya 70 mg/dl ama 1.8 mmol/L waa dadka qatarta weyn ugu jira cudurada wadnaha waxaa laga rabaa in uu noqdo sidatan. 100 ilaa 129 mg/dl ama 2.6 ilaa 3.3 mmol/L. Wuxuu xad ka bax noqdaa oo aad u sara maraa marka uu gaaro heerkan. 190 mg/dl ama 4.9 mmol/L iyo wixii ka sareeya. Cabirka Triglyceres ee qofka caafimaadka qaba waa sidatan. 150 mg/dl ama 1.7 mmol/L iyo wixii ka hooseeya aad ayey u fiican tahay Xaddiga qofka uu dhiigiisa aad ugu badan yahay dufanka noocan waa sidatan. 500 mg/dl ama 5.6 mmol/L (waa very high) Baaritaan ka dhiiga ee cholesterol ka waxaa lagu magacaabaa sidatan. Cholesterol levels Lipid panel ama lipid profile Waxaana loo baaraa qeybahan soo socda. Total cholesterol HDL cholesterol LDL cholesterol Triglycerides Triglycerides waa nooc kamida dufanka waxaasi kordhiya siyaadiya wax yaabaha mac macaanka ah iyo cabista alcohol lada ama khamriga. Sida ugu wanaagsan marka la baarayo cholesterol ka ayaa waxa ay tahay in qofka uusan wax ba cunin 9 saacadood ilaa 12 saacadood wax aanan aheyn biyaha caadiga ma ahee. Hubinta iyo la socodka heerarka kala duwan ee cholesterol ka jirka banii aadam ka sameeyo ayaa waxa ay tahay gaashaan ama difaac adag oo uu qofka xilli hore kaga gaashaamanayo cudurro badan siiba cudurrada ku dhaca wadnaha iyo xididada oo iyagu maalmahan noqday kuwo aad ugu soo batay caalamka gaar ahaan bulshada soomaalida inshaa allaah waxaana jecelnahay inaan dadkeena soomaalida u iftiimino in qabista ama heysashada cudurka dhiig karka iyo in qofka uu la socdo xaaladaha la xiriira cholesterol ka jirkiisa ay kala gaar tahay sababtoo ah qofka marka uu qabo cudurka dhiig karka taasi macnaheeda ma ahan in qofka uu ka hortagayo in ay ku dhacaan cudurada ku dhaca wadnaha sababtoo ah waxaaba ku dhacay cudurka dhiig karka oo isagu waa qof waqti hore ba loo dhacay oo waxaa ku dhacay mid kamida cudurada ka dhasha kororka cholesterol ka xun sidaa aawgeed waxaa laga doonayaa dadka caafimaadka qaba ee da'dooda ay tahay 30 jirka iyo ka weyn ba in ay waqti hore bilaabaan la socodka cholesterol ka jirkooda ku jira iyo hadba kororka uu mid kasta oo kamida 3 da nooc ee dufanka ah ay sameynayaan. Haddii qofka lagu sheego in uu leeyahay jirkiisa xaddi aad u badan oo cholesterol ah ama uu jiro sare u kac nooc kamida noocyada dufanka jirka waa cholesterol ka ee waxaa waajib ah in qofka uu si deg deg ah isaga daaweeyo arrintan waxa ay gacan buuxda qofka ka siineysaa in uu waqti hore sameeyo ka hortag ah in ay yimaadaan cuduro badan oo badan kooda asiiba wadnaha kilyaha maqalka iyo aragga. Xubnaha muhiim ka ah ee wax yeelada uu gaarsiiyo cholesterol ka jirka ku bata waxaa kamida. 1: wadnaha 2: Maskaxda 3: kilyaha 3: sambabada 4:xididada dhiiga Iyo xubno kale oo aad u fara badan. Daaweyn rasmi ah oo jirkaaga ka saareysa guud ahaan cholesterol ka siyaadada ku ah jirkaaga isla markaana jirkaaga siineysa tababar uu si dabiici ah ugu kontaroolo xaddiga cholesterol ka ee jirkaaga uu sameynayo daawooyin kan ayaa jirkaaga u suura galinaya in uu hoos u dhaco kororka siyaadada ee guud ahaan ba cholesterol ka jirkaaga uu sameynayo ama uu ka soo nuugayo cuntooyin ka aad isticmaasho sidoo kale daawooyin ka waxa ay kor u qaadayaan cholesterol wanaagsan sidoo kale waxa ay hoos u dhigayaan cholesterol ka xun ee cudurada sababa daaweynta rasmiga ah sidoo kale waxa ay faaiido weyn u leedahay dadka qaba cudurka dhiig karka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo nooca loo yaqaano (secondary hypertension) oo isagu ay sababaan xaaladahan soo socda midkooda. 1: cudurada kilyaha ku dhaca qaarkood sida dhagxaanta kilyaha 2: cudurada ku dhaca halbow layaasha dhiiga ee wadnaha. 3: cudurada ku dhaca wadnaha qaarkooda. 4: cudurada ku dhaca endocrine system ka. 5: xilliga haweenku uurka leeyihiin 6: cudurka sonkorowga Iyo xaalado kale oo badan haddii se sababta ama cudurka sabab u ahaa in uu imaado la daaweeyo qofka waa uu ka bogsoodaa isagoon laga daaweyn. Dhiig karka kale ee isagu ah cudurka dhiig karka ee rasmiga waxaa lagu magacaa baa Essential hypertension ama primary hypertension sababaha keena cudurkan waxaa kamida 1: dhaxal in aad ka dhaxasho qoyskaaga sida hooyo iyo aabe awoow iyo ayeeyo iyo wixii lamida (genetics). 2: isu dheeli tir la'aan xagga cuntada qofka oo aanan cunin cunto isu dheeli tiran (poor diet). 3: qofka oo aanan sameyn jimicsi training (lack of exercise). 4: buurnida, iyo qofka oo yeesha culeys miisaan oo badan (obesity). iyo dhamaan xaaladaha aan kor kaga soo hadalnay oo dhan inshaa allaah waxaad kaga kaaftoomeysaa daaweynta rasmiga ee ay kuu diyaariyeen xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha website yadan daawooyin ka waa kuwo qofka si sahal ah u qaadan karo mana laha wax dhibaato (side effects) ah oo ay leeyihiin bi idni llaah na waa kuwo soo afjaraya dhamaan ba xanuunada la xiriira cholesterol ka dhiig karka xeydha buurnida dadka qaba xanuunada la xiriira wadnaha dadka qaba xanuunada la xiriira halbow la yaasha iyo xididada waxaana kuu diyaariyeen isla markaana kugu dabiibaya dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka bi idni llaah. xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta u taagan daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ba waxa ay xoogga saaraan daaweynta iyo xal u helida cudurada bulshada soomaalida siiba cudurada dadka soomaalida ku dhaca kuwa ay iska dhaxlaan kuwa ay isu gudbiyaan iyagoo u diyaariyay daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso cudurka loogu talagaleyna si rasmi ah u daaweynayaan bi idni llaah Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaad ka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof ka mida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah oo aad ku heleyso waqti kooban wax tar koodana la hubo inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.

Sunday 1 June 2014

WAA MAXAY SUMOOBIDDA DHIIGA EE LOO YAQAANO BLOOD INFECTION AMA (SEPSIS)

Blood infection waa caabuqa ku dhaca unugyada dhiiga waxaa kale oo loo yaqaanaa (Sepsis) oo macna heedu yahay dhiigga qofka uu sumoobo kadib markii ay bacteria ka buuxsanto. Sumoobidda dhiigga waxuu ka dhalan karaa bacteria soo weerarto meel kasto oo jirka banii aadamka ka mid ah sida: 1: bacteria da sababta caabuqa mindhicirrada. 2: bacteria da caabuqa Kilyaha iyo kaadi mareenka. 3: bacteria da sababta caabuqa Maskaxda taas oo sababta xaalada lagu magacaabo qoor gooyaha (meningitis). 4: bacteria da sababta caabuqyada Beerka iyo xameetida. 5: bacteria da sababta caabuqyada Sambabada taas oo keento oof wareen (Pneumonia). 6: bacteria da sababta caabuq yada Maqaarka Caruurta. sumoobidda dhiiggu wuxuu ka imaan karaa qaar kamida bacteria da ku dhacdo lafaha. dadka xanuun sanaya qaarkood waxay sumoobidda dhiigga ka qaadi karaan qaar kamida qalabka iyo farsamooyin ka dhaqaatiirta caafimaadku adeeg sadaan sida irbadaha faraha oo iyagu loo adeegsado in badan oo baritaano bukaanada lagu sameynayo . Calaamadaha lagu garto sumoobidda dhiigga waxaa ka mid ah: 1: Cadaadiska dhiigga oo hoos u dhaca arrintan waxaa ka dhalan karta in qofka uu galo xaalad (shock) ah xubanaha ugu muhiimsan jirka sida kilyaha, beerka, sanbabada iyo maskaxda waxa ay jooji nayaan in ay si habsami leh u shaqeeyaan. Calamadaha guud waxaa ka mid ah: 1: Qandho qarqaryo la socoto 2: Wareer iyo calwasaad 3: Kaadida oo yaraato 4: Qandho siyaado ah ama heer kulka oo aad u hooseeyo. 5: Qofka oo neefsigiisu bato 6: Dhidid maadaama cadaadiska dhiigga uu dhacsanyahay 7: Wadno garaac siyaado ah 8: Faruuruc nabro ah oo oogada sare ee jirka ka soo yaaca. 9: cudurkan waxa uu sababi karaa in ay howl gab noqdaan kilyaha oo ay shaqada ka fariistaan. Cudurkaan waa cudur halis ah dadka badanaana way u dhintaan, haddii si dhakhso ah loo daaweynin ama cudurka la garan waayo. Sumoobidda dhiigga waxaa looga hortagi karaa. 1: in qofka nadaafaddiisa guud uu ilaaliyo, 2: hadduu xanuun iska dareemana in uu la xiriiro dhaqaatiirta si markaa loo ogaado cudurkiisa loona daaweeyo. Cudurkan ayaa isagu ah cudur beryahan dambe dadka soomaalida aad ugu soo batay wixii ka dambeeyay sanadkii 2002 ilaa waqtigan sababta ugu weyn ayaana waxa ay tahay in dadka soomaalida ay yihiin dad xanuun ka la soo darsa aysan hore isaga daaweyn ilaa qofka uu gaaro heer uu wax qabsan waayo sida aan kor ku soo xusnayna cudurkan ayaa qofka ugu dhici kara ama ugu soo gudbi kara qaab sahlan isagoona ah cudur qeybo badan oo jirka banii aadamka kamida dhiiga uga gudbi kara sida. 1: maskaxda. 2: sambabada. 3: kilyaha iyo kaadi mareenka. 4: caloosha iyo guud ahaan ba dheefshiidka. 5: maqaarka. Sidoo kale waxaa iyadana muhiim ah in la fahmo in xubna haasi sida ay u kala duwan yihiin iyaga shaqadooda na u kala duwan tahay in haddana wada shaqeyn iyo wax wada qeybsi weyn uu ka dhaxeeyo sababtoo ah dhamaantood waxa ay ka mideysan yihiin sidii ay uga shaqeyn lahaayeen habsami u socodka iyo bad qabka guud ahaan ba jirka oo dhan sidaa aawgeed haddii markaa ay jirto xubin kamida jirkaaga oo xanuun saneysa isla markaana uu qabsaday dagay cudur markaa waxaa jirta in fursadda xubin taas jiran ay cudurka hayya ama mid kaleba ugu gudbiso unugyada jirka sida dhiiga ay gaari karto 75% marka waxaa muhiim ah in qofka banii aadamka uu dadaalo 3 dan waqti ee kala ah. 1: inta uusan cudurka imaanin qofkana uu caafimaad qabo waa in uu ka hortagaa wax kasta oo caafimaadka qofka wax u dhimi kara. 2: marka cudurka qofka ku dhaco ama uu dareemo in uu xanuun san yahay waa in uu si deg deg ah u ogaadaa cudurkiisa iyo xanuun kiisa waxa uu yahay daaweyn iyo dadaal na uu galo xilli hore inta cudurku uusan fidin ama uusan baabi'inin xubnaha muhiim ka ah. 3: marka cudurka la ogaado loona helo xal daaweyn rasmi ah in qofka uu naftiisa uga faaiideeyo fursadda daaweynta ee waqtigaa uu heysto inta daaweyntu cudurka la dagaalameyso guulna keeneyso haddii se sidaa la yeelin waxaa suura gal ah in cudurka uu adkeysi u yeesho daaweyntu taasi oo keeneysa in daawada cudurka aysan waxba ka qaban cudurkiina waxa uu noqonayaa mid sii jira faafa kuwo kale ay ka dhex dhashaan taasi oo inta badan lagu arko bukaanada qaarkood in hal cudur oo asiibay ay sii dhex dhashaan ilaa 8 cudur ama 8 xaaladood oo kala gaar ah. Cudurkan inshaa allaah waxa uu leeyahay daaweyn rasmi ah oo loo qaadanayo bi idni llaah 2 bilood oo xiriirta ah daaweyn taas oo qofka ka sifeyneysa sunta dhiiga ee ay sababaan dhamaan ba cudur sababa yaasha bacteria, da parasite, ka fungus, ka oo iyagu ah kuwa ugu badan ee sababa sumoobidda dhiiga cudur sababaha virus ka loo yaqaano isagu waa looga badan yahay sababidda cudurkaan daaweynta 2 da bilood ee cudurkan waxa ay soo afjareysaa dhamaan ba cudurka oo ah sumoobidda dhiiga iyo cudurka iyo xaaladaha kale ee markii hore ba sababta u aheyd in uu yimaado daaweyn taas rasmiga ah waxaa idiin diyaarisay xarumaha daraasaadka caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha xarumaha caafimaadka ee website yadan oo iyagu ah ilaha kaliya ee daaweyn iyo daawooyin rasmi ah dadka soomaalida u fidiyaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. waxaa aad u haboon in dad keena soomaalida ee xanuun sanaya ay ku dadaalaan sidii ay caafimaad kooda u xaqiijin lahaayeen inta aysan gaarin xiliyada aan banii aadamka waxba loo qaban karin. xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta u taagan daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ba waxa ay xoogga saaraan daaweynta iyo xal u helida cudurada bulshada soomaalida siiba cudurada dadka soomaalida ku dhaca kuwa ay iska dhaxlaan kuwa ay isu gudbiyaan iyagoo u diyaariyay daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso cudurka loogu talagaleyna si rasmi ah u daaweynayaan bi idni llaah: Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaad ka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof ka mida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah oo aad ku heleyso waqti kooban wax tarkoodana la hubo inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.