TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Cudurka chlamydia

waa xanuun ka mida ( STD ) yada Cudurada lagu kala
qaado galmada. Waxey keeni kartaa
natiijo xun hadii muddada cudurka jirka ku jiro dheeraato,
hadii aan hore loo daween.
Chlamydi yadu waxay waxyeeshaa madaxa ilma-dhaleenka Iyo indhaha lab
iyo dhedig ba. Astaamaha xanuunku xili
kasta way soo bixi karaan. Inta badan
waa 1 ilaa 3 usbuuc marka uu qofka ku
dhaco. Hasa yeeshee waxa laga yaabaa
inaaney muuqan ilaa muddo dheer ka soo wareego.
Astaamaha iyo calaamadaha Dumarka: Astaamaha marka ay doonaan bay soo
baxaan. Inta badan 1 ilaa 3 usbuuc kadib
marka aad qaado cudurka . Hase yeeshee, waxaa
suurto gal ah inaanad wax astaana isku
arag ilaa ay mudo kasoo wareegto.
Dadka qaar baan wax astaamo ah aan lagu arag.
Astaamaha suurto gal ka ahi waa sida tan
1: Caadada oo yara badata taas oo sababta
tuubada caadada oo yara weynaata.
2: Kaadida oo badata ama xanuun aad
dareento marka aad kaadineyso.
3: Qaybta hoose ee caloosha oo ku
xanuunta.
4: Xanuun aad dareento galamada.
5: Caaadada oo si aan nidaam sanayn u
timaada.
6: Xanuun iyo barar kaaga dhaca indhaha
(hadii infekshanku gaaro).
Raga: Astaamaha infekshanka markasta way
soo bixi karaan. Inta badan ilaa 1 ilaa 3
Usbuuc kadib marka aad qaaday cudurka. Hase
yeeshee, waxaa suurto gal ah inaanad wax
astaana isku arag ilaa ay muddo kasoo
wareegto. Raga ayaa inta badan astaamuhu ka muuqdaan laakiin iyaguna
waxa suurtogal ah inaaney waxa
astaama ahi ka muuqan.
Astaamaha ka muuqan kara waxaa kamida:
1: Dhacaan cad oo cawrada ka yimaada. 2: Kaadida oo badata ama xanuun aad
dareento marka aad kaadineyso.
3: Xanuun iyo barar kaaga dhaca indhaha
(hadii infekshanku gaaro).
Sidee chlamydi yadu loo qaadaa Chlamydia waxaa loo kala qaadaa:
Adoo la seexda qof qaba xanuunka Hooya doo dhalmada ugu gudbisa ilmaha Marmar faraha oo marka ay cawrada
taabtaan xanuunka u gudbiya indhaha.
Daaweyn ma leeyahay cudurkaan?
Cudurkaan waa cudur hadii aan la daaweyn keeni kara qatar badan balse waa cudur si fudud ku daawooba deg deg na ku baxa hadii daawada loo qaato si sax ah 2 da is qabtaa waa in hal mar daawada qaataan.
Daaweyn rasmi ah lana qaato muddo 1 bil ah ayuu leeyahay cudurkaan.
La soo xiriir dhaqaatiirta website kani hadii aad isku aragto calaamadaha cudurkaan ama aad qabto cudurka inshaa allaah daaweyn talo iyo tusaaleyn waxaa diyaar kuu la ah dhaqaatiirta website kaa mahad sanidiin.