TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Macluumaad

dhaqaatiirta website kani maxey wax ku daaweeyaan?
Dhaqaatiirta website kani waxey wax ku daaweeyaan daawa dhireedka iyagoo isticmaalaya aqoontooda waaya arag nimadooda ayey dhaqaatiirta website kani dadka xanuun san ku daweeyaan daawooyinka dabiiciga ee dhirta freshka ah.
Dhaqaatiirta website kani takhasus ma u leeyihiin daawooyinka kiimikada ah?
Dhaqaatiirta website kani ka howl gasha waxey aqoon buuxda iyo takhasus ba u leeyihiin dhamaan daawooyinka ha noqoto mida dhirta ama kiimikada.
Maxey ku doorteen dhaqaatiirta website kani in ay wax ku daaweeyaan daawooyinka dhirta ah?
Sababo badan awgeed dhaqaatiirta waxey u door bideen in ay ku daaweeyaan daawooyinka dhirta waxaa ka mida.
1: daawooyinka kiimida ee aduunku maanta isticmaalo oo ku fashilantay iney xal la taaban karo u keento xanuuno badan oo maanta dunida ka jira.
2: daawooyinka kiimikada oo iyagu aanan laheyn tayadii ay wax kaga qaban laheyd cudurrada.
3: daawooyinka kiimikada oo maanta helay suuq iyo aqoonsi xooggan sababteyna in qaar badan oo ka mida la been abuuro laguna sheego daawo wax katarta cudur iyadoona aheyn daawo sax ah.
4: iyadoo keenta dhibaatooyin soo dag daga ama dib ka yimaada inta badan.
5:iyadoo la hubin qiyaasta ku jirta daawada ama la soo copy gareeyo.
6; daawooyinka kiimikada cumri ahaan waxey jirtaa 111 sano mudada intaa ah na aan wax xal ah u keenin inta badan cudurrada halista ah ee maalin walba dadka u dhamaanayo.
7: iyadoo ka kooban maado ama maadooyin isa saaran oo lagu wajaho xanuunada balse aan laheyn faa iidooyin kale sida nafaqooyinka vitamins iyo difaac midna. Tusaale daawada dhirta hadii aad u baahato maado qallajiye ah waxaad heleysaa dhir leh maadadii qallajinta leh vitamins proteins iyo faaiidooyin kale oo wada socda iskuna ah 1 geed oo kaliya halka daawada kiimikaalka ay tahay 1 maado oo ka kooban maadadii qallajinta aheyd oo kaliya.
8: daawooyinka dhirta hadii ay jirka ka waayaan wax cudur ah isla markiiba waxey isu bedelaysaa cunto oo durbadiiba waa ay baaba eysaa halka daawooyinka kiimikaalku jirka hadii ay ka weyso cudurkii loogu talagalay ku dhegto meel kamida jirka isla markaana gubto.
Maxey dhaqaatiirta website kani u siiyaan bukaanada daawo muddo socota sida bil 2 bilood 3 bilood iyo wixii la mida?
Sababo dhowr ah aawgood ayaa keentay in dhaqaatiirta bukaanada siiyaan muddo dheer daawo waxaana ka mida.
1: cudurada isku mid ma aha oo waa kala wax yeelo badan yihiin waana kala qatar san yihiin saameyntooda jirkana waa ku kala duwan yihiin qaar ayaa wax yeeleeya xubno badan qaar ayaa keena ama sababa iney yimaadaan xanuuno iyo cudurro kale qaar ayaan bukaanka fahmi karin lana socdaa muddo dheer.
2: inta badan bukaanada oo aan dhaqaatiirta la xiriirin marka ugu horeysa ee ay xanuun isku arkaan iyagoo sahashada xanuunka markuu bilowga yahay dadkeena somalida ah ayaana arrintaan ku badan tahay tani waxey sababeysaa in xanuunku jirka ku fido sababo xanuuno kale cudur dhaliyihii oo daawooyin badan deris ku noole la noqday oo daawada iyo cudur dhaliyahii dagaalami lahaa oo saaxiiba.
Xanuunada inta badan na soo gaara oo ah kuwo qaan gaar ah ama ku dhow asbaabahaa iyo kuwo kaleba waxey nagu boorinayaan in daawooyinka la qaato muddo si jirka u helo daawo tayo leh cudurkana jirka ka dhamaado. Tusaale daawooyinka infekshanda ku dhaca kaadi mareenka waxaa la qaataa 7 beri ilaa 14 beri balse hadii qofka bukaanka ahi uu hayey infekshankaasi muddo 3 sano ama 5 sano ma wuxuu qaadanayaa daawada infekshanka mudadii caadiga aheyd ee 7 da beri ama 14 ka beri?
Maya ee daawada wuxuu qaadanayaa muddo bil ama 2 bilood ah.
Daawooyinka dhaqaatiirtu bixiyaan dhibaato ma u keeni kartaa bukaanada isticmaalaya?
Daawooyinka ay bixiyaan dhaqaatiirta website kani malaha wax dhibaato ah waxeyna ka hagaajiyaan dhirta fresh ka ah waxaana la siiyaa qof qaba xanuun kadib markii wax badan laga ogaado xanuunkiisa xaaladiisa caafimaad tan qoyskiisa xanuuno uu horey u qabey iyo hadii ay jiraan xanuuno kale ee haaya hadii uu jiro qaliimo hore u soo marey jug hadii ay ku dhacday hadda ka hor ama dhaawac hore gaaray daawooyinka ama cuntada wixii uu allergy ku yahay goorta uu xanuun ka bilaabay intuu haayo xanuunka sanad bilo maalmo iyo dhamaan taariikh diisa caafimaad.
Goormaa qofka loo diyaariyaa daawada ku haboon?
Waxaa qofka bukaanka daawada ku haboon loo diyaariyaa marka la ogaado xanuunkiisa iyo dhamaan xaaladiisa iyo taariikhdiisa caafimaad kadib dhaqaatiirta ayaa u diyaarineysa daawada ugu haboon uguna safe san bukaanka.
Sidee la igu sooo gaarsiin karaa daawooyinka?
Dhaqaatiirta dhowr qaab ayey bukaanka daawada ku gaarsiiyaan iyagoo isticmaalaya gudaha kenya ( parcels) iyo boostada dibedda dhaqatiirta waxey kugu soo gaarsiinayaan (D.H.L) ka iyo boostada.
Inshaa allaah dhaqaatiirta website kani ayaa kuu ballan qaadeysa in daawada laguugu soo gaarsiiyo muddo 3 maalmood oo maalmaha shaqada ah gudahood hadii alle idmo meel walbo oo dunida aad joogto. Inshaa allaah alle waxaan uga baryeynaa dhamaan muslimiinta xanuunsan inuu caafiyo dadkeena soomaaliyeed na si gaara ayaan alle uga baryeynaa inta xanuun san inuu alle caafiyo dhibaatooyinka heystana ka saaro aamiin.