TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Qalalka / suuxdinta

Maanta waxa aan soo qaadaneynaa waxna ka
iftiimineynaa miyir-
beelida ama suuxdinta. Waxaynu
maqaalkan ku soo qaadi doonaa
waxyaabaha sababa miyir-beelka,
calaamadaha lagu garto iyo daaweyn tiisa ba
Miyir beelida ama suuxdinta macnaheedu
waxa weeyi qofka oo miyirbeelaya, ama
uu miyirkii ka lumay. Waxaanu miyirka
qofka u soo noqdaa daqiiqado ama saacado kadib ka dib.
Waxaanu qofku dareemaa marka uu miyirka u soo noqdo, daal iyo naxdin.
Haddaba marka ay xaaladdan oo kale
qofka ku timaado maxaa u sababa?
Waxaa u sababa waxyaalo badan laakiin
inta badan waa cadaadiska dhiiga oo
hoos u dhaca (blood pressure) ka dib markii qofku si degdeg ah ku kacay
isagoo markaa fadhiyey. Marka
cadaadiska dhiigu uu hoos u dhaco,
waxaa dhacaysa in aanay maskaxdu
helin dhiig ku filan. Waxaa kaloo
suuxdinta ama miyir beelida keeni karta dareen xoogan oo xaalad naxdin lehi
qofka la soo gudboonaato (strong
emotional reaction).
miyir beelku ma aha xaalad
khatar ah, laakiin haddii uu qofku isagoo
fadhiya, jiifa ama hawl jidhka la xidhiidha qabanaya, (physical exertio) uu
suuxo ama miyir beel ku yimaado,
arrintaas sabab kale ma aha ee waxay
salka ku haysaa ama ay sababtu
tahay xanuun xaga wadnaha ah.
Caalamadaha lagu garto miyirbeelida /
suuxida
Inta aanu qofku suuxin wuxuu dareemaa,
dhidid, wareer (dhulkoo la wareera
qofka) iyo dareen si si kale ah. Indhaha
oo madowaada, dhegaha oo dhawaaq guux ah uu qofku ka dareemo dhegaha,
maqaarka jidhka oo midaba kale isku
bedela oo mid cadaan u dhaw ayuu
noqdaa. Mararka qaar waxaa dhacda in
miyirbeelidu ay qofka si degdeg ah ugu
soo boodo oo aanu qofku markaa dareemin miyir beelka iyo suuxdinta aynu kor ku soo xusnay waa miyir beelka ama suuxdimaha sahlan ee dadka qaarkii soo wajaha.
Waxaa jirta suuxdimo dadka qaarkii ku dhaca kuwaa soo ah cudur joogto ah loona yaqaan cudurka suuxdinta ama qalalka.
maxaa keena cudurka suuxdinta ama qalalka?
Suuxdinta ama qalalka wax yaabaha keena waxaa ugu weyn 2 sababood.
1:Qalal ama suuxdin timaada kadib marka qofka ay wax ka gaaraan ama cudur ku dhaco ama xirmo ama buro ka soo baxdo xidid kamida xididada neerfaha maskaxda.
2:qalal ama suuxdin timaada kadib marka qofka taabtaan jirkiisa qaar kamida ama galaan shayaadiinta kuwooda xun xun sababana qalal ama suuxdinta.
Calaamadaha lagu kala garto 2 da qeybood waa sida tan.
1:Hadii qalalka ama suuxdinta qofka ka imaaneyso xagga maskaxda qofka wuxuu dareemayaa caajis wareer iyo murqo xanuun isagoona fahmaya garanaya in xanuunka uu soo haayo wuuna u sii diyaar garoobayaa oo wuxuu ka fogaanayaa meelaha qatarta ka soo gaari karto sida dabka iyo wadooyinka wuxuuna helayaa calaamado digniina ka hor saacado ama maalmo inta aanu xanuunka qabab.
2: hadii se qalalka / suuxdinta ka imaaneyso taabasho gelid jirka ay galaan qaar kamida shayaadiinta xun xun ee sababa qalalka markaa qalalka / suuxdinta qofka malaha wax calaamado ah oo u sii digaya in xanuunku qaban doono wuxuuna xanuunku ku qabanayaa si kadis ah ha joogo goob qatar ah sida meelaha dabka ka shidan yahay ama wadooyinka ama meel aan qatar aheyn
Qalalka noocani wuxuu maalin ama habeen gudihiisa soo noqon karaa dhowr mar.
waxaa jirta noocyo kale oo qalal / suuxdin ah waxaana ka mida nooc ay keento burooyinka maskaxda ka soo baxa iyo noocyo kale oo ay keeni karto jug ama dhaawacyo culus oo gaarey qeybaha dareemayaasha maskaxda
Sidoo kale cudur kaan wuxuu ku dhici karaa dadka isticmaala mukhaadaraad ka sida sigaarka aalkolada iyo kuwa kaloo badan.
Qalalka /suuxdinta 2 da qeyb ee aan kor ku soo xusey waxaa la socon kartaa xaalado kale sida naafanimo qofka oo naafo ka noqda gacan ama lug iyo gacan ama dhinac dhan oo is qaba. Sidoo kale waxaa la socon karta dhinaansho xaga dhimirka ah sida qofka oo aan wax badan kala garaneynin ama dhugta oo maqnaata xaga hadalka oo dhibaato kala soo derista iyo carabka oo cuslaada dhamaan astaamahan wey sababi karaan 2 da nooc ee qalalka ee aan kor ku soo xusnay waxeyse badanaa raacaan nooca dambe ee shayaadiintu sababaan.
Qalalka / suuxdinta mararka qaarkood waxaa sababa sixirka hadii qofka la sixro oo sixirkaana jirkiisa galo haleelo sixirku markaa wuxuu sababi karaa qalal ama suuxdin joogata ah . Waxaana ka mida calaamadaha qalalka uu sixirku keenay iyadoo qalalka la socoto wax aad mooddo burun kiitada in ama neef ahaan loo qabanayo sidoo kale qofka wuxuu aad uga sheegan doonaa ( gaas). Daaweeyn rasmi ah oo daaweynaysa noocyada qalalka lana qaato muddo gaaban wax tarkeedana in badan la xaqiijiyey dhibaato caafimaad na aan keeneynin si deg deg ah na wax uga qabata inshaa allaah cudurka qalalka / suuxdinta ka la soo xiriir dhaqaatiirta ka howgasha website kani dhaqaatiirta ayaa kuu ballan qaadeysa daaweyn tayeysan oo wax tar leh iyo caawimaad talo iyo tusaaleyn inshaa allaah.
Hadii aad ka cabaneyso cudurkaan ama uu hayo qof ehelkaada asxaabtaada dhaqaatiirta ayaa kuu ballan qaadey daaweyn kaa kaafisa cudurkaan inshaa allaah si fudud noogu soo gudbi adigoo isticmaalaya telefoonada iyo emailada ku jira page ka nala soo xiriir mahad sanidiin.