TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Caadada dumarka

Sababaha Xanuunka caadaada badanaa waa wax-yeelaynta xun ee hab- socodka dabiiciga ah caadada dhiigga jirkaaga. Waxuu xanuunka caadada dhacaa markii derbiga muruqeed ee ilmo-galeenka is-qabsado (adkaado). Inta ay jirto caadadaada, derbiga ilmo galenkaaga wuxuu isku qabanaaya si culus, si uu u je-jebiyo dhiigga saaran derbiga kana dhigo caadadaada bil walba kugu dhacda. Waxuu hab- socodkaan keeni karaa inuu jirkaaga sii daayo kiimikada keenayso xanuunka. Inta aad ku jirtid caadada dhiigga, waxuu kale uu jirkaaga soo saarayaa koox kale oo kiimiko ah, ee loo yaqaano prostaglandins. Waxuu kiimikadaan ku dhiiri- gelinaayaa murqaha ilmo galeenka inay si ka badan isku qabsadaan, iyaga oo kordhinaayo heerka xanuunka. Waxaa jiraan labo nooc oo waa-wayn ee xanuunka caadaada. Dysmenorrhoea’da koowaad waa wax- yeelayn xun ee caadi ah ee ka timaaddo
caadada wax yeeleynta waxaan uga jeednaa xanuunka aad dareemayso xilliga caadada waana xaalad caadi ah nooca koowaad hadii xanuunku jiraayo muddo gaaban ama inta caadada waqtigeeda lagu jiro isla markaana uu san jirin xanuun ama dhibaato sii jireysa caadada kadib. Waxaa dysmenorrhoea’da labaad sababo xaalado gaar ah. Qaar ka mid ah xaaladaha keeni karaan dysmenorrhoea-da labaad waxaa ka mid ah endometriosis (waa markii unugyada ilmo galeenka ay bilaabayaan inay ku koraan ilmo galeenka dibeddiisa), fibroids (kansarka aan xumayn ee ku dhaco ilmo galeenka) iyo cudurka bararka maskaha (waa bukasho ku dhaco xubnaha dhalidda ee gudaha). Qalabka intrauterine (oo ah qalabka looga hortago uurka ee lagu xiro ilmo galeenka gudihiisa) wuxuu xittaa mar- mar keeni karaa xanuunka caadada. Waxaa jirta xaalado badan oo keena kara xanuunka caadada waxaana ka mida.
1: infection: infekshanada la isugu gudbiyo galmada sida jabtada gonorrhea ama chlymedia iyo xanuunka loo yaqaano pelvic inflammatory disease soomaalida na u taqaano galaha.
2:cudurka baabasiirka: oo ah cudurka ugu badan uguna xooga iyo saameynta badan xanuunka joojinta waayidda badinta muddada caadada iyo waxyeeleynta habka shaqo ee makaanka dumarka cudurkaan baabasiirka dumarka qaba waxaa ku imaan karta xanuun caado waayida caadada caadada oo yaraata ama badata xanuun makaanka ah aaryo ku xiranta makaanka dhalmo la aan ku timaada dumarka iyo dhicis mararka qaarkood ah iyo dumarka qaarkood.
3: gooryaan: noocyo kamida gooryaanada oo iyagu sababa infection no aad u xoogan sida nooca loo yaqaano ambeebaha oo saameyn ku yeelan kara habka caadada u timaado iyo xanuunka caadada waana waxa soomaalida u taqaano umul sabiyaanta sidoo kale waxaa sababi kara dhibaatooyinka la xiriira caadada gooryaano kale oo ambeebaha kaliya ma ahee kuwa kalena waa sababi karaan.
4: jamicsiga xad dhaafka ah isaguna wuxuu sababi karaa dhibaato ka timaada dhanka caadada sida in gabadhu caadaba helin ama caadada kal kulanto xannuun badan ama waqtigeeda qaldamo.
5: inta badan caadada waxaa ku shaqo leh kiimikooyinka kala ah estrogen iyo progesterone khal khal ku yimaada habka shaqada jirka ee endocrine system ka loo yaqaano isaguna wuxuu sababi karaa dhibaatooyin caado sida xanuunka caadada waayida caadada caadada oo badata ama yaraata caada oo soo noq noqota dhowr mar 28 maalmood gudahooda waayo wareega caadada saxda ah u dhaxeeya 21 beri ugu yaraan 35 berina ugu badnaan. Socodka caadada haweenku waa ku kala duwan yihiin qaar caadadada waxey ka socotaa 4 beri qaarna 7 beri qaarna 10 beri ugu badnaana waa 10 kaa beri. Khal khal ka nidaamka kiimikaad ee jirku kaliya ma sababo dhibaatooyinka caadada balse waxuu sababi karaa dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay dhalmo la aanta.
6:cabidda aalkolada sigaarka cunidda qaadka iyo qaar kamida daawooyinka iyo guud ahaan isticmaalka maandoori yayaasha waxey sababi karaan dhibaatooyin caado iyo dhalmo la aan ba rag iyo dumarba.
7: nafaqo la aanta: waxey sababi kartaa dhibaatooyinka caadada dumarka iyo xanuuno kaleba cun cunto nafaqo leh oo isku dheeli tiran.
8:burooyinka iyo dhaawac gaara makaanka iyaguna waxey sababi karaan dhibaatooyin caado iyo dhalmo laaanba.Inshaa allaah hadii aad isku aragto dhibaato xaga caadada ah ama dhalmo la aan ah allaah weyne ayaa wax caafiya isaga ayaana kaashaneynaa la soo xiriir dhaqaatiirta website kan ka howl gasha inshaa allaah daawo la hubo wax tarkeeda talo iyo tusaaleyn iyo caawimaad intii karaan keena ah ayaan u diyaariney dadkeena soomaaliyeed ee iyagu cudurada iyo dagaalada dhibaateeyeen. Inshaa allaah daawada waxaa la qaataa muddo 2 bilood ah wax dhibaatana ma keeneyso adigoo howlahaaga shaqo ku jira ayaad na isticmaali kartaa inshaa allaah mahad sanidiin