TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

suuska

Waxa aynu u kala qaadaynaa dhawr xaaladood marka hore waxa keena Suuska ma aha hal arrin oo kaliya laakiin waa sida tan waxaana u sii qeexi doonnaa mid mid:
1. Bacteria( ama ili-ma-aragto ku nool afka gudihiisa oo ay caawinayso waxa loo yaqaan Huurada ama wasakhda oo aan laga cadayin ilkaha.
2. Tooth Wear ( Dillaac ku yimaada ilkaha si aan la arki karin oo laakiin u bannaan ama u furan in ay Bacteria- yadu si dhib yar u gali karto ilaa ay ka dhawaacayso gudaha iliga . haddab dillaaca ayaa u sii kala qaadma ama ay keentaa saddex shay oo kala ah:.
A- Erosion.
B- Atrision.
C- Abration.
Erosion: waa dhaawac ka soo gaadha iliga maaddooyin Chemical ah kuwaasi oo dhameeya oo jejebiya qaybihii adkaa ee iliga waxana ka mid ah chemicalkaa Acida, Daacada ka soo noqota afka marka cuntadu caloosha gaadho ee dheecaanadii dheef shiidayeen soo raacaan waxa ay inta badan dhaawac u gaysataa ilkaha, halkaana waxa ka muuqanaysa in dadka Gastritis ka ah ama Gaastariga qaba ay u nugul yihiin inta badan qaybtani aan ka sheekeynayno hadda waayo matagga faraha badan awgiis, waxa intaa sii raaca Acida la socota Cuntada aynu cunno ee ay ka mid yihiin Liinta, Coca, Soda iyo maaddada la yidhaa Khamriga ciddii cabta kollay innagu Muslin ayaan nahay laakiin xannuunkani aan ka sheekaynayno ayay ku jirtaa.
Atrision: Waa dhaawac la mid ah kii aan kor ku sheegaynay laakiin wax gaar ah ayaa keena midkaan inkasta oo ay lammaane isku yihiin labadooda halkii midka hore ahaa Chemical midkani waa Mechanical waxana sababa: Jiriqsiga ama iliga sare oo kan ku beegan ee ka hooseeya xoqa inta badan waxan aragnaa dad ilkaha isku xoqa oo ka sanqadhiya taasina waxa ay keentaa in ilkii dabcaan markastana qaybi uga jabto si aan la dareemaynin iliggii markaa sidaa waa ku dhaawacmaa Bacteria- diina waa u furmaa si fudud ayaanu suusku u galaa. inta badan Suuska noocani ahi iligga Caaradiisa ayuu galaa.
Eosion: Waa Nooc la mid ah Atrisionka laakiin Waxa uu ka dhashaa midkani Xoqniinka badan ee ilkaha guudkooda sida adiga oo Brushka ama cadayga aad ugu xoqa ilkaha ama ku cadaya Dhuxul, Danbas iyo wixii iligga u gaysanaaya dhaawac oo dhan sida in la caadaysto in khasab ilkaha wax lagaga gooyo.
3. Trauma: Waa dhaawac wayn ee gaadha iligga kani waa mid muuqda sida Jabniin ku yimaada iligga, taasi oo uu iliggu u jabi karo siyaabo kala duwan Bacteria-diina u banaynaysa albaaka.
4. Calaamado ama ilko aan dhamaystirnayn markooda horeba ama ha ahaadaan hidde ahaan , ama xannuun. Intaas waa wixii keenaayay suuska kuwoodii ugu muhiim sanaa.
Daaweeyn la hubo muddo yarna qaadaneysa ayaan u diyaarinay dadka uu haleelo xanuunka suuska loo yaqaan.
Inshaa allaah kaga bogso mudo kooban dhamaan xanuunada afka ku dhaco iyo gaar ahaan ba xanuunka suuska loo yaqaano. Nala soo xiriir hadii aad isku aragto xanuun afka ah si aan kuu caawino una hesho daryeel caafimaad oo dhaxal gal ah inshaa allaah.