TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Thyroid profile



Waa maxay Overactive
thyroid? Overactive thyroid ama
Hyperthyroidism waa xaalad uu qanjirka
thyroidka aad u
shaqeynayo soona saarayo
hormoon tirabadan, kaasoo dhiigga ka buuxsamo, kadibna
keeno in qofka ku sumoobo
waxaana loo yaqaannaa (Thyrotoxicosis).
Hormoonnada uu soo daayo
qanjirka thyroidka waxay ka
qeyb qaataan falalka muhiimka ah ee ka dhaca unugyada jirka,
qanjirkanna wuxuu ku yaallaa
dhuunta qeybteeda hoose, qanjirka
wuxuu ku
wareegsanyahay hunguriga cad
waxuuna leeyahay qaab balanbaalis oo kale. Waa maxay qanjirka
thyroid ka? Qanjirka wuxu dhiigga ka
uruuriyaa cunsurka loo
yaqaanno Iodine, kaasoo
badanaa laga helo cunto
badeedka, rootiga iyo cusbada waxuuna qanjirka u adeegsadaa
samaysanka hormoonnada.
Labada hormoon ee ugu
muhiimsan ee uu soo daayo
qanjirka thyroidka waa T4 (99.9%),
T3(0.1%), hormoonka saameynta ku leh jirka waa T3, sidaa
daraadeed markii loo
baahdaba T4 ayaa loo badalaa
T3. Sidee ayuu u shaqeeyaa
qanjirka thyroidhka Qanjirka throid ka
waxaa kontroola qanjir kale oo ku yaalla maskaxda laguna magacaabo Pituitary,
qanjirkaan wuxuu awood u
leeyahay inuu yareeyo ama siyaadiyo
hawsha qanjirka thyroid ka, hadii
hormoonnada ay ku yaryihiin dhiigga wuxuu
fariin u diraa qanjirka throid ka
si hawsha loo kordhiyo iyo sida
kalaba. Isla qanjirka pituitary waxaa sii
kontoroola qanjir muhiim ah kana mid ah
maskaxda loona yaqaanno “Hypothalamus.
Qanjirka Hypothalamus wuxuu
soo daayaa hormoon loo soo gaabiyo TRH
macnihiisuna
yahay hormoonkii soo deyn lahaa
hormoonnada thyroidhk a, wuxuu saameeyaa qanjirka
Pituitary, waxuuna ka soo
daayaa hormoon loo soo gaabiyo TSH oo
macnihiisu
yahay homoonkii kicinta throid ka.
markaas ayuu qanjirka hawsha billaabaa soona daayaa hormoonnada T3
iyo T4. Marka haddii ay jirto mushkilad
keensanaysa in qanjirka si aad
ah u shaqeeyo, waxay ka imaan kartaa
mid ka mid ah 3-da qanjir. Maxaa keeno
Kacsanaanta Qanjirka Throid ka? Haddii aan soo koobno waxyaabaha keena kacsanaanta
qanjirka throid ka waa sidatan: Graves’
disease (Waa cudur ku dhaca qanjirka
tyroid ka kaasoo ka lunsiiya qaabkii
saxda aheyd oo loogu kontrooli jiray
hormoonka laga soo daayo
qanjirka pituitary ee TSH,
Cudurkan waa cudur la kala dhaxli karo,
wuxuuna ku badan yahay haweenka [5-tii
haween markuu ku dhaco 1-rag ah ayuu
ku dhacaa], cudurkaan waxaa
kiciya diiqada, sigaar cabidda,
raajo lagaa saaray dhuunta, daawooyin
iyo caabuqid feyras. calaamadaha lagu
garto cudurkaan waxaa ka mid ah
indho-fiiqnaan iyo furuuruc ka
soo muuqdo badanaa lugaha) Buro ka soo
baxdo qanjirka throid dhka, buradaasoo si
kontorool laáan ah u soo deyso hormoon.
In qofku qaato daawooyin u shaqeeya sida hormoonka
thyroid ka (daawooyinka lagu
yareeyo miisaanka oo kale.) Hormoonka
kicinta thyroid ka oo
si xad dhaaf ah loo soo daayo, taasoo
badanaa ka timaado buro ka soo baxdo qanjirka
Pituitary. Qanjirka throid ka oo caabuq ku
dhaca waxaana badanaa keeno fayras.
waxaana calaamad u ah
qandho, cuno-xanuun iyo xanuun markaa
wax liqayso. qanjirka waa xanuun markii la taabto.
Iodine badan oo la qaato sida
daawada Ämiodarone” oo leh Iodine
badan. Calaamadaha Kacsanaanta
Qanjirka Thyroid ka Dhidid badan Kuleelka
oo loo adkaysan karin Socodka caloosha oo siyaado ah Gariir gacmaha ah Xanaaq
iyo kacsanaan niyad Wadno garaac
siyaado ah Miisaanka oo lumo Daal iyo
tabardarri Dhiigga haweenka oo
qaldamo Sidee lagu ogaadaa
Kacsanaanta Qanjirka Thyroid ka In la fiiriyo calamadaha aan kor
ku soo xusay sida gariirka
gacmaha, dhidid badan, maqaarka jirka
oo saliix noqdo,
tinta oo khafiif noqoto, wadnaha oo aad
u garaacmo iyo qanjirka thyroid ka oo bararo. Baaritaan dhiiig oo lagu
fiirinayo hormoonnada kala ah T3, T4,
TSH Raajo-saaris Sidee loo
daaweeyaa Kacsanaanta Qanjirka
Thyroidka?
Daawo la hubo isbedel deg deg ahna ku sameyneysa dhamaan xanuunada kala duwan ee qanjirka
thyroid ka kaana caafineysa dhamaan cudurada iyo xanuunada kaala soo darsa qanjir ka thyroid ka la soo xiriir dhaqaatiirta website kan ka howl gasha dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin. Ma jirto cunto
gooni ah oo loo qaato xaaladdaan, laakiin
haddii kacsanaan taadu ka timid in uu kugu
badan yahay cunsurka
Iodine waxaad iska yareyneysaa cunnooyinka uu ku badanyahay Mahad sanidiin.